Cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay degmada Yeed ee gobolka Bakool.
Yeed (afdheer) Idaacadda VOA laanta afsoomaaliga oo wareysi la yeeshay guddoomiyaha degmada Yeed ee gobolka Bakool ayuu guddoomiyuhu u sheegay in cudurka shuban biyoodku ka dillaacay degmadaas.Weriye...
View ArticleWarbixin kooban: Dowlad goboleedyada oo ku shiraya Muqdisho
Muqdisho (afdheer) Shalay waxaa Muqdisho isugu tagay madaxda dowlad goboleedyada dalka si looga arrinsado qaabka iyo waxa lala tagi doono shir ka dhici doona London oo looga hadlayo arrimaha...
View ArticleRoob ka da'ay gobolka Afdheer
Hargeele (afdheer) Roob lagu diirsaday ayaa ka da'ay gobolka afdheer ee dhulka soomaalida Ogaden regions.Roobkan ayaa is haya webi cilaan illaa webi weeb dhulka u dhaxeeya.Degmooyinka uu ka da'ay waxaa...
View ArticleRoobab ka da`ay waqooyi bari dalka Kenya
Garissa (Afdheer) Gobolka waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka da`ay roobab wanaagsan oo lagu diirsaday waxaana da`ay roobab biyo dhigay gaar ahaan Garissa county.Roobabka da`ay ayaa ku da`ay inta badan...
View ArticleMadaxweynaha Jubaland oo booqday garoonka waamo stadium ee Kismaayo.
Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islam oo shalay ku soo laabtay Kismaayo kadib markii uu soo dhammaaday shirkii ka tashiga qaabka looga qeybgalayo shirka London ayaa saaka booqday...
View ArticleGarissa governor Nadiif Jaamac oo la kulmaya beelaha Garissa county.
Garissa (afdheer) Nadiif Jaamac Aaden waa guddoomiyaha ismaamulka gobolka Garissa ee dalka Kenya wuxuu sannadkan 2017 mar labaad u sharraxan yahay Garissa governor.Mudane Nadiif wuxuu billaabay...
View ArticleBaardheere oo laga furay mashaariic la dhammeeyey.
Baardheere (afdheer) Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aden iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.Waftiga...
View ArticleMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo tagay Baydhabo xarunta DG Koonfur...
Baydhabo (Afdheer) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafti uu hoggaaminaayo oo wasiiro u badan ayaa soo gaaray Baydhabo xarunta ku meel gaarka ah...
View ArticleMaxkamadda Ciidamada oo saakay afar ruux ku toogatay Baydhabo
Baydhabo (Afdheer) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku xukuntay 4 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen qaraxyo laga geystay Baydhabo.4ta eedeysane ayaa sannadkii hore...
View ArticleSoomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo dhanka horumarinta iyo...
Ankara, 26 Abriil 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkan Mudane...
View Article