Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

William Ruto muxuu ka yiri abniga dalka Kenya + VIDEO

$
0
0

Ruto madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ayaa sheegay in ay argagixisadu waxyeelo u geytaan dalal ay Kenya ka mid tahay.

Ruto ayaa yir intii ay ciidamada Kenya gudaha soomaaliya galeen way yaraatay cabsidii laga qabay weeraro argagixisada taas waxaa daliil u ah buu yiri xuduudda dheer ee Kenya la wadaagto Soomaaliya inta ay joogaan ciidanka Kenya waa abni oo cabsi kama qabno in laga soo talaabo.

laakiin dhanka Madheeraa waxaa jooga ciidamada Itoobiya iyagana wadahadal baa noo socda. {JCOMMENTS off}

{youtube}WencD6rxaig&sns{/youtube}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles