Khudbadii Madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Nairobi (Afdheer) Talaado 2, Disember 2014. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hadal dheer jeediyey maanta.Madaxweyne Kenyatta ayaa sheegay in meelo badan oo xuduud la ah soomaaliya laga...
View ArticleKhudbadii Madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Nairobi (Afdheer) Talaado 2, Disember 2014. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa hadal dheer jeediyey maanta.Madaxweyne Kenyatta ayaa sheegay in meelo badan oo xuduud la ah soomaaliya laga...
View ArticleShariif Xasan oo Baydhabo ku casuumay Soomaaliya.
Baydhabo (Afdheer) Arbaco 3, 12.2014. Abniga Baydhabo aad baa loo adkeeyey waxaana lagu casuumay soomaalidu inay kasoo qeybgalaan caleemasaarka maamulka goboleedka cusub ee madaxweynaha u doortay...
View ArticleWilliam Ruto muxuu ka yiri abniga dalka Kenya + VIDEO
Ruto madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ayaa sheegay in ay argagixisadu waxyeelo u geytaan dalal ay Kenya ka mid tahay.Ruto ayaa yir intii ay ciidamada Kenya gudaha soomaaliya galeen way yaraatay...
View ArticleQEYLO dhaan: heeso + VIDEO
Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa heeso u qaaday kooxaha wax qarxiya waxay fanaaniintu cabbirayaan sida ay dadku u hurdaan iyo dhacdooyinka ka dhacaya dalkooda.{jcomments...
View Articlecodeynta baarlamaanka soomaaliya iyo sabtida.
MUQDISHO (Afdheer) Khamiis 4, Disember 2014. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhax jira dood laga doodayo mooshinka xukuumadda uu hoggaaminayo ra'iisul wasaare Cabdiweli. {jcomments off}Baarlamaanka...
View ArticleCodeyntu waa sabtida.
MUQDISHO (Afdheer) Khamiis 4, Disember 2014. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhax jira dood laga doodayo mooshinka xukuumadda uu hoggaaminayo ra'iisul wasaare Cabdiweli. {jcomments off}Baarlamaanka...
View Article153 diiday xukuumadda Soomaaliya.
Muqdisho (Afdheer) sabti 6, Disember 2014. Cod loo qaaday xukuumadda soomaaliya ayaa kusoo gabagaboobay MAYA xukuumaddan. {jcomments off}153 xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ayaa diiday...
View Articlexeer ilaaliyaha guud oo amray in aysan dhoofi karin golaha wasiirada Soomaaliya.
Muqdisho (Afdheer) Sabti 6, Disember 2014. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaan soo raaray wareegto uu ku xayiray safarka golaha wasiirada illaa ay wataan warqad ogolaansho.inta ay xilka tirinayaan,...
View ArticleLaanta socdaalka iyo jinsiyadaha oo xafiis ka furtay Kismaayo Jubaland.
Kismaayo (afdheer) Axad 7, Disember 2014. Markii ugu horreysay dowladda federaalka soomaaliya waxay xafiis ka furtay Magaalada Kismaayo xarunta ku-meel-gaarka ah ee maamul goboleedka...
View Articlexildhibaan shalay yiri ra'iisul wasaaruhu wuxuu eeday safarkii puntland!
Muqdisho (afdheer ) Axad 7, Disember 2014. Shalay xildhibaanadu waxay ka doodeen mooshinka laga keenay xukuumadda.Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada federaalka dalka soomaaliya ayaa yiri "Afhayeenka...
View ArticleDegmada Jarati oo jidadka master plan loo sameeyey
Jarati (afdheer ) Axad 7, Disember 2014. Magaalada Jarati waxay ka mid tahay 10 ka degmo ee gobolka Afdheer ee dhulka Ogaden regions. {jcomments off}Degmadan waxaa ka socda mashruuc loo sameynayo...
View Articlexeer ilaaliyaha guud iyo hanti dhowrka oo looga yeeray baarlamaanka soomaaliya.
MMUQDISHO ( afdheer ) Isniin 8, Disember 2014. Qiraal ka baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka soomaaliya ayaa lagu yiri dalka kama dhoofi karaan golaha wasiiradda dalka soomaaliya ilaa lala...
View ArticleRa'iisul wasaare Dr. Cabdiweli sh. Axmed wuxuu ka tagay taariikh.
Kismaayo ( afdheer ) Isniin 8, Disember 2014. Xukuumaddii Cabdiweli waxaa kalsoonida kala laabtay baarlamaanka soomaaliya hase yeeshee waxay soomaalida iyo caakamkuba isku raaceen inuu ahaa shaqsi...
View ArticleNSS iyo guulaha Muqdisho.
Muqdisho (Afdheer) Isniin 8.Diiseember 2014. Hay`adda nabadsugidda Soomaaliya ayaa soo bandhigay muuqaalo iyo macluumaad la xiriira dadkii laayey masuuliyiin soomaali ah barnaamikan waxaa isku duba...
View ArticleFaarax Macallin: Al-Shabaab waa qawleysato isku fidisay Geeska Afrika
Ku-xigeenkii Afhayeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya, Faarax Macallin ayaa ku tilmaamay kooxda Al-Shabaab qawleysato dambiilayaal ah, oo xubno ku dhex sameysatay dhammaan bulshooyinka ku nool...
View ArticleQaxooti lagu celiyey Jubbada hoose.
Dhoobley ( afdheer ) Talaado 09 Disember 2014. Shalay galabnimadii Basas waaweyn ay la socdaan baabuur yaryar oo ayaa soo buuxsamay xaadh-xaadhka halka loo yaqaan oo ah xuduudda soomaaliya iyo Kenya...
View ArticleXuseen Cabdi Xalane waa ra`iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
MUQDISHO (afdheer) Arbaco 10, Diiseember 2014. Is fahmi waa muddo ka dhaxeeyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra`iisul wasaarha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa aakhirkii lagu...
View ArticleHalane: The next Somalia Prime Minister
After years of civil war and dozens of ineffective Prime Ministers (PM), clan politics, corruption and power abuse with no tangible progress; Somalia is expecting the 1st time a man who could lift the...
View ArticleKu Simaha Wasiirka Maaliyada oo tababar u soo xiray shaqaale ka tirsan...
Wasaarada Soomaaliya, ayaa maanta tababar u soo xirtay qaar kamid ah shaqaale ka tirsan Wasaarada Maaliyad, kuwaas oo la barayay casharo la xiriira maareynta iyo kobcinta aqoonta shaqaalaha ka...
View Article