Muqdisho (Afdheer) sabti 6, Disember 2014. Cod loo qaaday xukuumadda soomaaliya ayaa kusoo gabagaboobay MAYA xukuumaddan. {jcomments off}
153 xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ayaa diiday xukuumadda, 80 xildhibaan ayaa codkooda siiyey xukuumadda.
Guddoomiya baarlamaanka Prof. Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xukuumaddu dhacday maadaama ay weyday codkii kalsoonida baarlamaanka soomaaliya.
Tirada xildhibaanada codeeyey waa 235 xildhibaan oo codkoodu Gacan taag ahaa.
{youtube}jPEV2tgwAls{/youtube}
Afdheer.com