Muqdisho (Afdheer) Sabti 6, Disember 2014. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaan soo raaray wareegto uu ku xayiray safarka golaha wasiirada illaa ay wataan warqad ogolaansho.
inta ay xilka tirinayaan, lagala xisaabtamayo lagana siinayo warqad ka bixi karta 4xafiis waa la xayiray inay dhoofaan golaha wasiiradda dalka soomaaliya.
Afdheer.com