Madaxweynaha DDS Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa casho sharaf u sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Jeneral Fartaag iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Jigjiga xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
{youtube}xzsXOl4LxW8{/youtube}{jcomments off}