Xafladda magacaabista ra`iisul wasaaraha cusub oo fiidnimada ka dhacaysa...
Muqdisho (afdheer) Arbaco 17 Diiseember 2014, Waxaa soo gabagaboobay wadahadaladii kooxda madaxweynuhu la lahaayeen masuulka loo wado xilka ra`iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr. Omar Abdirashid...
View Articlera 'iisul wasaaraha dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya oo la magacaabay
Muqdisho ( afdheer ) Arbaco 17 Disember 2014 waxaa si rasmi ah loo magacaabay ra ' iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are.Magacaabistan ayaa timid kadib wadahal dheer oo sida la sheegay u...
View ArticleXalane, xildhibaanno iyo madaxweynaha soomaaliya.
Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18, Disember 2014. Wafuud ka imaneysa Xamar iyo kuwo ka imanaya Baydhabo ayaa ku kulmi doona Kismaayo.Waftiga Xamar waxaa hoggaamiya sii hayaha wasiirka wasaaradda...
View ArticleXasan sheekh, Xalane iyo Axmed-madoobe oo ku shiray garoonka Kismaayo.
Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18.12. 2014 Madaxweynaha soomaaliya iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku sugan.Waxaa shir galay madaxweynaha, wasiirka maaliyadda iyo...
View ArticleMaxaa kasoo baxay kulankii madaxweynaha iyo Jubaland?
Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18. 12.2014. Madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dowlad goboleedka...
View ArticleMadaxweynaha soomaaliya: Magacu waa Jubaland iyo Madaxweyne Axmed-Madoobe
Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18. 12.2014. Madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dowlad goboleedka...
View ArticleMaamul goboleedka koonfur galbeed ayaa magacaabay qaar ka mid ah wasiiradiisa.
Baydhabo ( Afdheer ) Shalay oo taariikhdu aheyd 18 , Disember 2014 waxaa la shaaciyey qeyb ka mid ah golaha wasiirada maamul goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya kuwaasoo ka kooban 4...
View ArticleKoonfur galbeed state iyo wasiiradiisa.
Baydhabo ( Afdheer ) Shalay oo taariikhdu aheyd 18 , Disember 2014 waxaa la shaaciyey qeyb ka mid ah golaha wasiirada maamul goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya kuwaasoo ka kooban 4...
View Article71 sanno guurada Boliiska Soomaaliya- SAWIRO-VIDEO
Muqdisho ( afdheer ) sabti 20, Disember 2014. Billiska dalka soomaaliya waxaa la aasaasay 1943dii.{jcomments off}sannadka 2014 waa sannad guuradii 71aad ee kasoo...
View ArticleAfhayeenka maamul goboleedka Jubaland oo soo dhaweeyey booqashadii...
Nairobi ( Afdheer ) sabti 20, Disember 2014. Afhayeenka maamul goboleedka Jubaland cabdinaasir seeraar ayaa guul ku tilmaamay safarkii madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ku yimid...
View ArticleGarissa oo la asteeyey deegaan dadka lagu aaso.
Garissa ( afdheer ) sabti 20 Disember 2014. arissa waxaa la asteeyey deegaan lagu aaso dadka oo markii ugu horeysay laga sameeyey Garissa laga soo bilaabo 1963dii.Dadka dhinta ayaa daaha qabuur la'aan...
View ArticleTIX & TIRAAB DIIWAANKA GABAYADII RAAGE UGAAS DR. AXMED NUUR MAXAMED (USTAAD)...
{youtube}wQlSxaNBfIY{/youtube} {jcomments off}Published on 12 Dec 2014TIX & TIRAAB DIIWAANKA GABAYADII RAAGE UGAASDR. AXMED NUUR MAXAMED (USTAAD){jcomments off}
View ArticleShariif Xasan: Dekeda iyo Garoon diyaaradeed ayaan ka dhisaynaa Baraawe.
Baydhabo, Sabti 20. Diiseember 2014, Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur galabeed dalka Soomaaliya Shariif Xasan sheekh Aden iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku tagay caasimadda maamul...
View Article32 Km jid tareen oo laga dhisay Adis Ababa dalka Itoobiya.
Adis Ababa. Magaalada Adhis Ababa caasimadda dalka Ethiopia waxaa laga hirgaliyey jid tareen oo dhererkiisa lagu sheegay 32Km jidkaas oo yeelan doona 39 stop ama train-station.Jidkan waxaa dhisaya...
View ArticleFadhi Godey ku dhax maray Odayaal iyo madaxweynaha DDS Itoobiya.
Godey ( afdheer ) sabti 20, Disember 2014. Kulan Godey ku yeesheen madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar iyo odayaasha beesha cowlyahan ayaa la sheegay inuu ku...
View Articlesomaliland waa waax ka mid ah soomaaliya maya waan goosanay!
Djabuuti: Axad 21, Disember 2014. Dalka Jabuuti waxaa la isigu keenay madaxweynaha soomaaliya iyo madaxweynaha somaliland.Way kulmeen labada madaxweyne waxaana la sheegay in isku hotel la dajiyey.Sida...
View Articlebaarlamaanka soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka xuduudaha iyo...
Axad, 21Disember 2014. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhigiisa maanta ku ansixiyey hindise sharciyeedka xuduudaha iyo federaalka.Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey maanta hindise...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Jubaland oo casho sharaf loogu sameyey Jijiga+VIDEO
Madaxweynaha DDS Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa casho sharaf u sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Jeneral Fartaag iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa Jigjiga xarunta dowlad...
View ArticleShir lagu taageeray Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo jaaliyadda Porland...
Madaxweyne Shariif Xasan sheekh Aden waan taageersanahay waanan soo dhaweynaynaa sidaas waxaa isku raacay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku noolPORTLAND OREGON dalka...
View Article