Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

somaliland waa waax ka mid ah soomaaliya maya waan goosanay!

$
0
0

Djabuuti: Axad 21, Disember 2014. Dalka Jabuuti waxaa la isigu keenay madaxweynaha soomaaliya iyo madaxweynaha somaliland.

Way kulmeen labada madaxweyne waxaana la sheegay in isku hotel la dajiyey.

Sida laga soo xigtay qaar ka mid ah xubnaha la socda labada nadaxweyne waxay kala taagan yihiin "somaliland waa qeyb ka mid ah dalka soomaaliya iyo maya annagu waan ka goosanay soomaaliya dal madax banaan baan nahay"

Sida muuqata labadaas aragti ayey ku adkeysteen labada dhinacba, lama garanayo qaab uu kusii socon karaan wadahadalladu.

Soomaaliya iyo somaliland ayaa kulan kale 26-27 Febraayo 2015 iyo stanbul Turkey ku ballamay.

Soomaaliya ayaa in muddo ah wadahadal u socdeen bulshada ku nool qaar ka mid ah waqooyiga dalka soomaaliya si ay uga tanaasulaan gooni goosashada ay ku dhawaaqeen.

{Jcomments off}

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles