Godey ( afdheer ) sabti 20, Disember 2014. Kulan Godey ku yeesheen madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar iyo odayaasha beesha cowlyahan ayaa la sheegay inuu ku dhammaaday isfaham la'aan.
Odayaasha ayaa madaxweynaha ka sugayey ballan qaad uu hore uga ballan qaaday in degmooyin u magacaabayo iyo in xukuumadda laga siiyo qeybtooda.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay wadaadadii dhawaan Itoobiya heshiiska la galay.
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay odayaasha iyo madaxweynaha fadhigaas ay ku yeesheen Godey wax natiijo ah oo la sheegi karo kama soo bixin.
{JCOMMENTS OFF}
Godey
Afdheer.com
info@afdheer.com