Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Allaha u naxariisto Muxumed Cali Bare oo ku magac dheeraa (Faragoos)

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun,  waxaa maanta oo isniin ah oo ay bishu tahay 22/12/2014 ku geeriyooday magaala madaxda gobalka afdheer ee hargeele  muxumed cali barre oo ku magac dheeree...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra ' iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo Arbaco har tagi doona baarlamaanka.

Muqdisho ( afdheer ) Talaado 23, Disember 2014. Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa baarlamaanka soomaaliya cod weydiisan doona beri (Arbaco).Dr. Cumar ayaa 24kii...

View Article


Col. Yaasiin indha raadaar oo la dhaawacay.

Kismaayo ( afdheer ) Talaado 23, Disember 2014.  Col. Yaasiin ayaa lagu dhaawacay Kismaayo wuxuu ka mid yahay masuuliyiinta maamul goboleedka Jubaland.Col. Yaasiin waxaa la sheegay inay dhaawaceen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo cod aqlibayiad leh ku ansixiyey RW Dr. Cumar Cacdirashiid.

MUQDISHO, Arbaco 24 Diiseember 2014, Baarlamaanka soomaaliya ayaa cod gacantaag ah u qaaday raysul waraare Cumar Candirashiid Cali Sharmaarke wuxuuna helay codka kalsoonida baarlamaanka soomaaliya.Dr....

View Article

xil wareejin ka socota Muqdisho.

Muqdisho ( afdheer ) Khamiis 25, Disember 2014. Muqdisho waxaa ka socda xaflad ay xilka kula kala wareegayaan ra' iisul wasaarihii hore ee soomaaliya Dr. Cabdiweli Sh. Axmed iyo ra ` iisul wasaaraha...

View Article


BEESHA SADE ee gobolada dhexe oo codsaday shir dib u heshiisiin ah ka hor...

MUQDISHO ( afdheer ) Khamiis 25, Disember 2014. Shir ay yeesheen waxgaradka degmooyinka Caabudwaaq iyo Bakanballe ayaa sheegay in loo baahan yahay shir dib u heshiisiineed oo loo qabto bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xafiiska hanti dhowrka guud ee Soomaaliya oo baaritaan ku sameeyey wasaaradda...

Muqdisho ( afdheer ) Khamiis 25, Disember 2014. Xafiiska hanti dhowrka guud ee soomaaliya ayaa baaritaan ku sameeyey wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waxaana lagu waayey wax musuqmaasuq ah.Sida ku cad...

View Article

Wasiirka arrimaha bulshada Jubaland oo magacaabay agaasimaha Sportiga iyo...

Kismaayo ( afdheer ) Jimce 26, Disember 2014. Wasiirka wasaaradda arrimaha bulshada maamul goboleedka Jubaland Macallin Maxamed ibraahim Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay aggaasimaha sportiga iyo...

View Article


Madaxweynaha Koonfurta Galbeed ee soomaaliya oo Kismaayo lagu soo dhaweeyey.

Kismaayo ( afdheer ) sabti 27. Diiseember 2014. Madaxweynaha Koonfurta Galbeed ee dalka soomaaliya shariif Xasan Sh. Aden iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Kismaayo booqasho ku yimid.Garoonka diyaaradaha...

View Article


Jubaland ha ka tigtoonaato inay magacowdo shaqsiyaad KG state uga mid...

Kismaayo ( afdheer ) Axad 28 Disember 2014. Maamulka Jubaland iyo Koonfur galbeed ayaa ka wada hadlaya xiriir dhinacyo badan leh oo labada maamul goboleed dhax mara.Awood qeybsi, xuduuddaha, siyaasadda...

View Article

wadahadalladii Jubaland iyo Koonfur galbeed oo lagu heshiiyey iyo qodobo aan...

KKismaayo ( afdheer ) Isniin 29 Disember 2014,  Waftigii shariif Xasan ee Kismaayo yimid waxaana la dajiyey hotel halka shariif Xasan la dajiyey Madaxtooyada.waftiga shariif waxaa ka mid ah Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

heshiiska Jubaland iyo KG state.

Safar laba maalmood qaaday kadib maamul goboleedyada Jubaland iyo KG dalka Soomaaliya ayaa kala saxeexday heshiis rasmi ah oo la faafiyey maanta warsaxaafadeed ay si wadajir ah Kismaayo ugu qabteen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo lugahiisa ku socda.

Hon. Yosuf Hassan waa xildhibaan laga doorto magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Kaamakuunji oo ay kamid tahay Islii wuxuuna ka mid yahay xildhibaanada dalka Kenya ugu cad cad looguna jecel yahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamul goboleedka Koonfur galbeed iyo saamiga beesha Absame.

Baydhabo (Afdheer) Tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya magacowday guddi farsamo oo soo dhisa maamul goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya waxaa jirey loolan siyaasdeed oo ka dhaxeeya beelaha dhistay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad ay qabteen hay`adda horumarinta jubaland ayaa lagu qabtay Mareykanka.

Kulan looga hadlay horumarinta Jubaland ayaa lagu qabtay Mareykanka guddoomiyaha hay`adaas/Mac-hadkaas Xasan Faarax Shire ayaa ka hadlay sidii nabad loogu wada noolaan lahaa Jubaland iyo sidii shaqo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miisaaniyadda 2015 oo baarlamaanka soomnaaliya ansixiyey.

MUQDISHO (Afdheer) Baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta ansixiyey miisaaniyadda sannadka 2015 kadib markii maalmihii aan soo dhaafnay ka doodeen xildhibaanadu.239.9 Milyan lacagta Mareykanka ($) ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

2011 maanta oo uu bilowday sannadka 2015 maxaa Jubaland ka hortaagan j/dhexe?

Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 01 Janaayo 2015.  Ciidamada Jubaland ayaa tagay illaa Kismaayo 2011-kii laga soo bilaabo waqtigaas illaa maanta Janaayo 2015 looma dhaqaaqin gobolka jubbada dhexe.Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO iyo Cali Dhaanto -VIDEO

Dhaantadu waa cayaar ka mid ah cayaar dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan waxaa aad looga cayaaraa dhulka Ogaden regions, NFD iyo Jubaland.Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida...

View Article

saadaasha wasiiradda cusub ee soomaaliya.

Muqdisho ( afdheer ) sabti 03.Janaayo 2015, wasiiradda xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in la diyaariyey.Wasiirada dowladda federaalka soomaaliya oo ka kooban 25 wasiir oo 5ta beelood min...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamul goboleedka Koonfur galbeed iyo saamiga beesha Absame.

Baydhabo (Afdheer) Tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya magacowday guddi farsamo oo soo dhisa maamul goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya waxaa jirey loolan siyaasdeed oo ka dhaxeeya beelaha dhistay...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live