Kismaayo ( afdheer ) Jimce 26, Disember 2014. Wasiirka wasaaradda arrimaha bulshada maamul goboleedka Jubaland Macallin Maxamed ibraahim Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay aggaasimaha sportiga iyo dhalintarada.
Xilkan ayaa loo magacaabay Maxamed Maxamuud Xasan ( burhaan).
Burhaan waxaa xilkan si rasmi ah loogu magacaabay 17/12-2014.
Wasaaradda arrimaha bulshada maamul goboleedka Jubaland waa wasaarad ay hoos imaadaan dhowr wasaaradood oo aasaas u ah bulshada.
{jcomments off}
Kismaayo
Raage
info@afdheer.com
afdheer.com