Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Xafiiska hanti dhowrka guud ee Soomaaliya oo baaritaan ku sameeyey wasaaradda Maaliyadda.

$
0
0

Muqdisho ( afdheer ) Khamiis 25, Disember 2014. Xafiiska hanti dhowrka guud ee soomaaliya ayaa baaritaan ku sameeyey wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waxaana lagu waayey wax musuqmaasuq ah.

Sida ku cad qoraal kasoo baxay xafiiska hanti dhowrka guud wax musuqmaasuq ah waa laga waayey wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka mid ah masuuliyiinta ku jirey golaha wasiirada soomaaliya ee la isku raacay in uu si wadaninimo ah u guto hawsha uu qaranka u hayo.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ayaa la filayaa inuu sii heyn doono wasaaradda Maaliyadda ahna RW ku xigeenka dowladda federaalka ah ee soomaaliya.

{jcomments off}

Raage

info@afdheer.com

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles