Safar laba maalmood qaaday kadib maamul goboleedyada Jubaland iyo KG dalka Soomaaliya ayaa kala saxeexday heshiis rasmi ah oo la faafiyey maanta warsaxaafadeed ay si wadajir ah Kismaayo ugu qabteen guddi labada maamul goboleed iska xuleen waxaana heshiiska si wadajir ah u saxeexay labada madaxweyne maamul goboleed iyo Laba Ugaas oo labada maamul u kala saxeexay heshiiska dhanka Salaadiinta labada maamul.
{youtube}GzN6EtXLpOY{/youtube}
afdheer.com