Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

MUQDISHO iyo Cali Dhaanto -VIDEO

$
0
0

Dhaantadu waa cayaar ka mid ah cayaar dhaqameedka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan waxaa aad looga cayaaraa dhulka Ogaden regions, NFD iyo Jubaland.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dib usoo nooleeyey cayaartan ay dhammaan soomaalidu ku cayaaraan xilliyada aroosyada, xafladaha iyo farxadaha.

Al-fanaan Cali Dhaanto:
Muqdishaay muuq wanaag maanka kuugu hayaay marka hore salaan muxubo leh gudoon.


Maamulkoo suubaniyoo midnimiyo hormarin muddo badan halkaad mari maxaan la rabay.


Muqdishiyo magaalada Xamar kama maarmoo markii walba maankaygu jecel.


Midigtaa caawin bidix midh ma qaban kartee markii lays maqluu dalku meel gaadhayaa.


Dowlad magac lahoo deggan maantaan helnee mana aha muwaadin qof neceb midnimo.


Ciidda magaca weyn minkii soomaaliyeed maanta inaan ka dhaanteeyo mowlaa igu simay.


Mahad eebe dastuurkeenna magacaliyoo mar walbaba ismaqalkiinu miro ha dhalo.

{youtube}qrNfynvA_tM{/youtube}{jcomments off}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles