Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

saadaasha wasiiradda cusub ee soomaaliya.

$
0
0

Muqdisho ( afdheer ) sabti 03.Janaayo 2015, wasiiradda xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in la diyaariyey.

Wasiirada dowladda federaalka soomaaliya oo ka kooban 25 wasiir oo 5ta beelood min shan wasiir helayaan ayaa la sheegayaa inay ku jiraan Xalane,  Goodax, faarax iyo Bayle.

4 tan wasiir ayaa loo magacaabayaa wasaaradihii ay hore u hayeen wasaaradda Maaliyadda ,wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka,wasaaradda dastuurka iyo wasaaradda arrimaha dibadda.

Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqayaa todobaadka soo socda bilowgiisa (7 cisho gudahood).

{jcomments off}

Raage

info@afdheer.com

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles