Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Baarlamaanka oo cod aqlibayiad leh ku ansixiyey RW Dr. Cumar Cacdirashiid.

$
0
0

MUQDISHO, Arbaco 24 Diiseember 2014, Baarlamaanka soomaaliya ayaa cod gacantaag ah u qaaday raysul waraare Cumar Candirashiid Cali Sharmaarke wuxuuna helay codka kalsoonida baarlamaanka soomaaliya.

Dr. Cumar ayaa isla maanta loo dhaariyey xilkaas.{jcomments off}

Ra`iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya ayaa soo dhisaya xukuumad cusub oo la doonayo inuu hor keeno baarlamaanka si loo ansixiyo golaha wasiiradda cusub.

Cumar aabihii wuxuu ka mid ahaa madaxweyneyaashii Soomaalliya soo maray lixdamaadkii.

{youtube}6B1UkG6iaOQ{/youtube}

Afdheere.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles