KG state iyo golihii wasiirada oo la dhammeystiray
Baydhabo ( Afdheer ) sabti 03 Janaayo 2015, Shariif Xasan ayaa magacaabay qeybtii ka hadhsaneyd golahiisa wasiiradda.Maxamed Sh. Cumar Zaytuun wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta.Axmednuur...
View ArticleGolaha guurtida iyo aqalka baarlamaanka maamul goboleedka KG state.
Baydhabo ( Afdheer ) Axad 04 Janaayo 2015, Xulista xubnaha aqalka odayaasha (sanedka) iyo aqalka baarlamaan goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya ayaa la diyaariyey.Aqalka baarlamaanka maamul...
View ArticleGolaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
Muqdisho, Axad 4, Janaayo 2015, Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee soomaaliya ayaa lagu dhawaaqi doonaa bilowga wiiggan waxaana la sheegay in ra ' iisul wasaare Dr. Cumar Cabdirashiid oo la...
View ArticleKG state iyo golihii wasiirada oo la dhammeystiray
Baydhabo ( Afdheer ) sabti 03 Janaayo 2015, Shariif Xasan ayaa magacaabay qeybtii ka hadhsaneyd golahiisa wasiiradda.Maxamed Sh. Cumar Zaytuun wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta.Axmednuur...
View ArticleMadaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo Kenya kula kulmaya beesha caalamka.
Nairobi ( Afdheer ) Axad 04, Janaayo 2015, Madaxweyne Axmed Maxamed Islam iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Nairobi kula kulmaya beesha caalamka gaar ahaan kuwa deeqaha bixiya.Madaxweynaha Jubaland ayaa...
View Articlewiil uu dhalay Raila Odinga oo isagoo meyd ah gurigiisa laga helay.
NNairobi ( Afdheer ) Isniin 05, Janaayo 2015. Shalay waxaa la baahiyey in medka fidel Odinga laga arkay gurigiisa oo Nairobi ku yaalla.wax faahfaahin ah lagama bixin medka wiilka hoggaamiyaha xizbiga...
View ArticlePuntland iyo buuraha galgala.
Garoowe ( afdheer ) 06, Janaayo 2015, Dowlad goboleedka puntlaan ayaa guulo ka sheegtay dagaal ay ku qaadeen buuraleyda Galgala.Madaxweyne Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saxaafadda la hadlay...
View ArticleShariif Xasan oo soo wada madaxweyne ku xigeenno iyo wasiir ku xigeenno.
BBaydhabo ( Afdheer ) Arbaco 07, Janaayo 2015, Madaxweynaha KG state shariif Xasan sh. Aden wuxuu soo wadaa madaxweyne ku xigeenno, wasiir ku xigeenno, guddoomiye -yaasha saddexda gobol iyo ku...
View Articlewasaaradda gaadiidka, Boostada iyo isgaarsiinta Jubaland oo la furay.
Kismaayo ( afdheer ) Arbaco 7, Janaayo 2015, Wasiirka arrimaha gudaha iyo abniga Jubaland ahna ku simaha madaxweynaha Jubaland mudane Jeneral Max'ed Warsame "Darwiish" ayaa xarigga ka jaray maanta...
View ArticleWasiirka cadaaladda iyo dastuurka soomaaliya oo soo dhammeystay booqasho u ku...
(Afdheer) Jimce 09, Janaayo 2015. Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo dastuurka dalka soomaaliya mudane Faarax Cabdiqaadir iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku joogay dalka...
View Articlewasiirada arrimaha dibadda ee IGAD oo Muqdisho ku shiraya.
MMuqdisho ( afdheer ) Jimce 09, Janaayo 2015, Wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ayaa ku sugan Muqdisho.Wasiiraddan ayaa ka qeyb galaya shirka 53-aad ee golaha...
View ArticleJubaland iyo KG state oo si wadajir ah ula kulmaya beesha caalamka iyo Kenya.
Nairobi, 10 Janaayo 2015, Madaxweyaasha Jubaland iyo Koonfur galbeed dalka soomaaliya Axmed maxamed Islam iyo shariif Xasan Aden ayaa ku sugan Nairobi dalka Kenya.Madaxweynayaasha labadan maamul...
View ArticleMadaxweynaha soomaaliya Mudane Xasan sheekh Maxamuud oo sheegay in dhammaadka...
Muqdisho, 10, Janaayo 2015, madaxweynaha soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in sannadkan dhammaadkiisa dalka soomaaliya lagu qaban doono shirka madaxweyneyaasha urur goboleedka IGAD.30 sanno kadib ayaa...
View Articlexalane wuxuu ka mid yahay wasiiradda cusub ee Soomaaliya.
MMuqdisho, 10 Janaayo 2015, Qaar ka mid ah xildhibaanadii taageersanaa ra ' iisul wasaarihii hore ee xukuumaddii baarlamaanku kalsoonida kala laabtay laguna sheegay 23 xildhibaan ayaa la sheegay inay...
View ArticleQarax lala eegtay ciidamada Jubaland oo ka dhacay Kismaayo.
Kismaayo, 10 Janaayo 2015, Sida ay baahisay idaacadda VOA laanta af soomaaliga waxaa la qarxiyey baabuur ay lahaayeen ciidamada Jubaland.2 askari ayaa ku dhintay 5 ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay...
View ArticleRa ' iisul wasaaraha Soomaaliya oo caawa magacaabay golihiisa wasiiradda.
MUQDISHO ( afdheer ) Axad 11, Janaayo 2015. Ra ` iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are ayaa magacaabay golaha wasiirada soomaaliya oo sida la sheegay ka kooban 60 ruux,...
View ArticleMaamul loo sameynaayo gobolada dhexe ee dalka soomaaliya.
Muqdisho, 12, Janaayo 2015. Maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa lagu heshiiyey in guddiga farsamadu fadhiisto magaalada Cadaado.Afhayeenka guddiga farsamada maamulkaas Cumar Cali ayaa sheegay in...
View ArticleMagacyada Golaha wasiiradda dalka Soomaaliya 2015.
Xukuumadda cusub ee dalka Soomaaliya waxaa ku cusub ra`iisul wasaare ku xigeen aan wasaarad kale xukumin, waxaana xukuumaddii hore laga soo reebay wasiiradda muhiimka ahaa oo shaqo wanaag iyo khibrad...
View ArticleJubaland oo soo dhaweysay magacaabista golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Kismaayo, 12 Janaayo 2015. Jubaland oo ayaa soo dhaweysay magacaabista xukuumadda cusub ee Soomaaliya.Xalay saq dhexe ayaa golaha wasiirada soomaaliya la magacaabay ra' iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa...
View ArticleBaarlamaanka soomaaliya iyo rabitaankooda khaaska ah halka laga sugayey shaqo...
Muqdisho, 14 Janaayo 2015, Baarlamaanka soomaaliya ayaa ku kala qeybsan xukuumadda uu soo dhisay Dr. Cumar Cabdirashiid in la ansixiyo iyo in la diido.Xubno baarlamaanka oo hadlay ayaa diidmo u...
View Article