Baydhabo ( Afdheer ) sabti 03 Janaayo 2015, Shariif Xasan ayaa magacaabay qeybtii ka hadhsaneyd golahiisa wasiiradda.
Maxamed Sh. Cumar Zaytuun wasiirka wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta.
Axmednuur sh. Maxamed Loxos (Axmed mashruuc ) wasiirka wasaaradda dib u dajinta iyo Jaaliyadaha.
Labadan wasiir waxay kasoo jeedaan Bay iyo Bakool waana wasiiradda beesha Daarood/Ogaadeen ay ka heleen golaha wasiirada maamul goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya.
Aden
Baydhabo
Afdheer.com