Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Ra ' iisul wasaaraha Soomaaliya oo caawa magacaabay golihiisa wasiiradda.

$
0
0

MUQDISHO ( afdheer ) Axad 11, Janaayo 2015. Ra ` iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are ayaa magacaabay golaha wasiirada soomaaliya oo sida la sheegay ka kooban 60 ruux, xukuumaddii ka horeysay ayaa ka koobneyd 54 gole wasiiro.

Wasiirada cusub waxaa ka mid ah :

Wasiirka arrimaha dibadda & maalgashiga Amb. Bayle - Dir

wasiirka arrimaha gudaha & federaalka Cabdkariim X. Guuleed -Hawiye

wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane - Daarood

Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sh. Xasan Xaamud  - Digil & Mirifle

Wasiirka Cadaaladda Faarax Cabdiqaadir - beesha Shanaad.

FG: Cabdirashiid Maxamed Xidig waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeen wasaaradda beeraha.

{jcomments off}

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles