Nairobi ( Afdheer ) Axad 04, Janaayo 2015, Madaxweyne Axmed Maxamed Islam iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Nairobi kula kulmaya beesha caalamka gaar ahaan kuwa deeqaha bixiya.
Madaxweynaha Jubaland ayaa doonaya in laga caawiyo dhanka miusaaniyadda hay'adaha maamul goboleedka Jubaland si loo dhammeystiro qeybaha hadhsan.
Maamulka Jubaland sidii uu u tagi lahaa degmooyinka maqan ee aysan maamulin ayaa ka mid ah qorshaha madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland qorsgahaas oo la tashi kala sameyn doono Kenya.
{Jcomments off}
Afdheer.com