laba urur oo ay kala sameysteen xildhibaanno si loo rido xukuumadda ina...
Muqdisho,14 Janaayo 2015, isbahaysi is abaabulay xilligii khilaafku ka bilowday madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo ra ` iisul wasaarihii kalsoonida baarlamaanka waayey Dr. Cabdiweli Sh....
View ArticleQaar ka mid ah golaha wasiirada oo la badalay iyo codeynta xukuumadda cusub...
Muqdisho, Akhbaar lagu kalsoon yahay waxay sheegaysaa in dib loo dhigay xukuumadda cusub in xildhibaanadu cod u qaadaan beri xukuumadduna cod weydiisan doonto xildhibaanada baarlamaanka xilligii uu...
View ArticleJen. Fartaag iyo seeraar oo yimid Kismaayo.
Kismaayo, 17 Janaayo 2015, madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubaland Jen. Cabdullaahi Sh.Ismaciil fartaag iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa yimid Kismaayo.Waftiga Jen. Cabdullaahi Fartaag waxaa ka...
View ArticleOdayaashaa soo xalaya baarlamaanka maamul goboleedka Jubaland.
Nairobi, 17 Janaayo 2015, madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed sh. Maxamed (Axmed Madoobe ) oo warrysi siiyey BBC laanta af soomaaliga ayaa sheegay in wixii ka dambeeya bisha Febraayo 2015...
View ArticleGoormaa la dhisayaa baarlamaanka Jubaland yaase xulaya.
Kismaayo, 19, Janaayo 2015, Maamulka Jubaland oo ka taliya qaar ka mid ah degmooyinka saddexda gobol ee Jubaland ayaa doonaya in ay dhistaan baarlamaan dowlad goboleed.65 xildhibaan ayaa ka imaanaya 15...
View ArticleBoqorka dhaantada CALI Dhaanto iyo habeenka Holland.
Fanaaniin caan ah oo ay ka mid yihiin Boqorka Dhaantada Cali-Dhaanto, Waayaha cusub team, Boqorka raabka Ilka case, Fanaanadda caanka ah ee Faadumo shiino iyo fanaaniin kale ayaa xaflad loogu talo...
View ArticleJubaland oo yeelaneysa baarlamaan.
Kismaayo ( afdheer ) 20 Janaayo 2015, Shalay waxaa Kismaayo kusoo laabtay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islam ( Axmed-Madoobe ) oo howl shaqo ku tagay Nairobi dalka...
View Articlemaalinta af soomaaliga la qoray oo la xusay.
Muqdisho ( afdheer ) 21 Janaayo 2015, Janaayo 21 keeda waxaa Soomaaliya laga xusaa maalintii la qoray luqadeenna af soomaaliya ah lagana tagay qoraalka luqad qalaad.Wargeyskii caanka ahaa ee XIDDIGTA...
View ArticleXalane iyo Xidig oo mar kale ka mid noqon doona golaha wasiirada cusub ee...
Kismaayo ( afdheer ) 24 Jimce 2015, Dowladda federaalka soomaaliya waxaa heysta dhowr caqabadood oo ay adag tahay inay xal u helaan madaxda sare ee dalku.Caqabadda ugu weyn waa xildhibaanada...
View ArticleDowlad deegaanka Soomaalida oo ka faa`iideystay federaalka Itoobiya.+VIDEO
(Afdheer) Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay ka mid tahay 9ka ismaamul deegaan dowladda federaalka ah ee dalka Itoobiya waxaana la oran karaa ismaamulka Soomaalida Itoobiya si fiican ayuu uga...
View ArticleErdogan oo xagga ka jaray terminal cusub Airport iyo isbitaalkii Digfeer ee...
Muqdisho ( afdheer ) Axad 25, Janaayo 2015. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga soomaaliya waxaana loogu soo dhaweeyey si kal iyo laab...
View ArticleTurkiga oo Soomaaliya maalgashi ku yeelanaya Baraawe oo deked laga dhisayo.
Muqdisho ( afdheer ) Talaado 27, Janaayo 2015, Dalka Turkey waxaa soomaaliya ka jooga shirkado doonaya inay maalgashadaan soomaaliya.Maalgashiyada ugu horeeya waxay ka sameeyeen garoonka diyaaradaha...
View ArticleJidadka Baydhabo oo lagu taxay nalal iftiimiyey magaalada.
Baydhabo ( Afdheer ) Talaado 27, Janaayo 2015, Jidadka Magaalada Baydhabo waxaa laga shiday nalal nooca qorraxda ku shaqeeya ah (Sollar) maamulka magaalada oo sheegay in iftiinka nalalkan abniga ka...
View ArticleSoomaaliya oo yeelan doonta xukuumad cusub.
Muqdisho ( afdheer ) Talaado 2, Janaayo 2015. Dalka Soomaaliya ayaa xukuumad cusub yeelan doona 12 saac gudahood.Xukuumaddu waa mid cusub, lama saadaalin karo saadaasha Baarlamaanka iyo maamul...
View Articlewasiiraddii xukuumadda cusub oo la magacaabay wasaaradda warfaafinta oo lagu...
Muqdisho ( afdheer ) Talaado 27, Janaayo 2015. Ra ` iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are ayaa magacaabay golaha wasiirada soomaaliya oo ay ka mid yihiin:■Maxamed Cumar...
View ArticleDOOD- Mudaddii uu jirey maamulka Jubaland maxaa u qabsoomay KASAN TV
Doodan waxaa lagu qabtay LONDON dalka Ingiriiska waxaana doodaya wakiilka UK ee maamulka Jubaand Cabdirashiid Daahir Cabdi iyo Dr. Maxamed Cabdi Cumar.(Maxamed Deeq) Doodaas oo ah mid xaasaasi ah...
View ArticleGABAY: Qeyb libaax iyo Xuseen Dhiqle.
Waa qayb cusub oo ka mid ah dersigii taxaneha ahaa ee summaddiisu ahayd ‘rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.’ Waxaan maanta soo qaadanaynaa gabaygii Qayb Libaax ee uu mariyey Xuseen Maxamuud...
View ArticleMaamulka Koonfur galbeed soomaaliya oo heshiisiiyey beelaha Habargidir iyo...
Muqdisho ( afdheer ) Arbaco 28, 2015. Sida lagu baahiyey idaacadda gudaha dalka soomaaliya waxaa AFGOOYE lagu kala saxeexday heshiis nabadeed oo dhax mara beelaha Habargidir iyo Biyomaal oo ku...
View ArticleJanaay cabdalla iyo far-waamo oo ay lasoo wareegeen Ciidamada Jubaland iyo...
Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 29, Janaayo 2015. Mid ka mid ah Taliyaha jiidda hore ee ciidamada Jubaland ayaa xaqiijiyey inay la wareegeen tuulooyin dhowr ah oo ay ka mid yihiin Janaay cabdulla iyo Far...
View ArticleMar labaad ra ' iisul wasaaraha Soomaaliya oo wasiiradiisii badali doona .
Muqdisho ( afdheer ) Jimce 30, Janaayo 2015. Ra ` iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are ayaa magacaabay gole wasiiro 20 xubnood ka kooban kadib markii ay baarlamaanku ugu...
View Article