Muqdisho ( afdheer ) Talaado 2, Janaayo 2015. Dalka Soomaaliya ayaa xukuumad cusub yeelan doona 12 saac gudahood.
Xukuumaddu waa mid cusub, lama saadaalin karo saadaasha Baarlamaanka iyo maamul goboleedyadu sida ay u arki doonaan xukuumadda cusub.
Dowladda federaalka soomaaliya waxaa hakiyey khilaaf hadheeyey madaxda sare ee dowladda federaalka iyo baarlamaanka oo gabadh gaaban ugu fadhiya xukuumad kasta oo lasoo dhiso.
Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee soomaaliyana ayaan ku jiri doonin xukuumadda cusub.
{jcomments off}
Aden
Muqdisho
afdheer.com
info@afdheer.com