Muqdisho ( afdheer ) 21 Janaayo 2015, Janaayo 21 keeda waxaa Soomaaliya laga xusaa maalintii la qoray luqadeenna af soomaaliya ah lagana tagay qoraalka luqad qalaad.
Wargeyskii caanka ahaa ee XIDDIGTA OKTOOBER ayaa saaka oo kale lagu qoray in luqada af soomaaliga si rasmi ah dalka soomaaliya uqaray.
21.01.1973dii ayaa ah maalinta afka/farta soomaalida la qoray waxaana qoray oo fikradaas lahaa allaha u naxariistee madaxweynihii soomaaliya Maxamed siyaad Bare.
Wixii ka dambeeyeye maalintaas dalka soomaaliya waxaa xafiisyada dowladda laga mannuucay in qoraalada afafka qalaad lagu qori karin waraaqaha ka baxa xafiisyada dowladda soomaaliya.
{JCOMMENTS OFF}
Afdheer.com
info@afdheer.com