Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

$
0
0

Muqdisho, Axad 4, Janaayo 2015, Golaha wasiirada dowladda federaalka ah ee soomaaliya ayaa lagu dhawaaqi doonaa bilowga wiiggan waxaana la sheegay in ra ' iisul wasaare Dr. Cumar Cabdirashiid oo la tashay nadaxweynaha Soomaaliya uu diyaariyey.

Wasiirada cusub waxaa ku jira wasiiro ka mid ahaa xukuumaddii Dr. Cabdiweli.

Ma jiro khilaaf la xiriira golaha wasiirada soomaaliya oo hakiyey nagacaabista xukuumadda cusub sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.

{jcomments off}

Raage

Info@afdheer.com

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles