Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Ra ' iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo Arbaco har tagi doona baarlamaanka.

$
0
0

Muqdisho ( afdheer ) Talaado 23, Disember 2014. Ra`iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa baarlamaanka soomaaliya cod weydiisan doona beri (Arbaco).

Dr. Cumar ayaa 24kii saac ee aan soo dhaafnay Kulamo la lahaa xildhibaanada dowladda federaalka ah ee soomaaliya si ay cod u siiyaan.

Sida la saadaalinayaa Dr. Cumar wuxuu heli doonaa cod aqlabiyad leh.

17.12.2014 ayaa xilka ra'iisul wasaaraha Soomaaliya loo magacaabay Amb. Cumar oo Soomaaliya safiir uga ahaa dalka Mareykanka.

{jcomments off}

Muqdisho

Info@afdheer.com

afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles