Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

ra 'iisul wasaaraha dowladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya oo la magacaabay

$
0
0

Muqdisho ( afdheer ) Arbaco 17 Disember 2014 waxaa si rasmi ah loo magacaabay ra ' iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali sharma'are.

Magacaabistan ayaa timid kadib wadahal dheer oo sida la sheegay u badnaa taariikh hore iyo tan maanta laguna magacaabay Dr. Cumar.

Xafladda magacaabista ayaa socota hadda. {jcomments off}

Xuqquuqda sawirada Hiiraan

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles