Kismaayo ( afdheer ) Khamiis 18.12. 2014 Madaxweynaha soomaaliya iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku sugan.
Waxaa shir galay madaxweynaha, wasiirka maaliyadda iyo madaxweynaha Jubalaan. {Jcomments off}
weli lama oga kulankooda wixii kasoo baxay.
Jubaland ayaa dareensan in Madaxweynuhu ballan uga baxay Xuseen Cabdi Xalane.
Afdheer.com