Garissa ( afdheer ) sabti 20 Disember 2014. arissa waxaa la asteeyey deegaan lagu aaso dadka oo markii ugu horeysay laga sameeyey Garissa laga soo bilaabo 1963dii.
Dadka dhinta ayaa daaha qabuur la'aan awgeed waxaana la gataa xabaalaha qaarkood. 2 - 3 beri ayaa la raadiyaa qabri sida ay sheegeen masuuliyiin uu wareystay wariyaha BBC Garissa Bashka Jug soo dhacay.
Dadka qabuuraha qoda ayaa sheegay inay adag tahay in la helo meel qabri laga qodo.{jcomments off}
Axmed Aden Hire oo ka mid ah wasiiradda Garissa county ayaa sheegay in maamulku wax badan ka qaban doono baahida aasaasiga ah ee shacabku u baahan yahay.
Garissa county iyo shacabka ayaa doonaya in la gado deegaan dad dhinta lagu xabaalo.
20-ka sanno ee soo socota maamulka Garissa county wuxuu sameeyey qorshe lagu habeynayo qabuuraha, masaajidadda, madarasooyinka, iwm.
Shacabka iyo maamulka Garissa ayaa horumar xawli ku socda laga dareemayaa tan iyo markii ay heleen ismasmulkan dalka Kenya qaatay.
Afdheer.com