Nairobi ( Afdheer ) sabti 20, Disember 2014. Afhayeenka maamul goboleedka Jubaland cabdinaasir seeraar ayaa guul ku tilmaamay safarkii madaxweynaha soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ku yimid Kismaayo.
Seeraar ayaa sheegay in madaxweynuhu sharciyeeyey magacii horeba ujirey ee ahaa Jubaland iyo magaca loogu yeeri jirey madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland.{jcomments off}
Seeraar wuxuu sheegay in maamulka jubaland shacabka ku wada qanacsan yihiin soomaalida deegaanka oo ay ku jiraan xitaa kuwii kismaayo nagula dagaalamay ayaa ka mid ah maamulka Jubaland sidaas waxaa yiri afhayeenka Jubaland.
Afdheer.com