Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu mudaharaaday UK

$
0
0

LONDON. (Afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno iskugu jira kuwa ku weheliyey safarkiisii uu ku yimid London iyo xubno kaga biiray London isuguna jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ayaa la kulmay ra`iisul wasaaraha dalka Ingiriiska iyo aqalka baarlamaanka Ingiriiska.

Kulamadaas ayey wararku sheegayaan inay kusoo dhammaadeen is-fahan dhax maray Soomaaliya iyo Ingiriiska.

Dhanka kale xilligii uu madaxweynaha iyo waftigiisu la kulamayeen ra`iisul wasaaraha Ingiriiska waxaa socay mudaharaad looga soo horjeedo siyaasadda Madaxweynaha Soomaaliya oo ay jaaliyadda LONDON ku sameeyeen banaan-bax iyagoo ku eedeeyey inuu diidan yahay nidaamka federaalka ee dalka Soomaaliya kaga baxay ku-meel-gaarkii.

London

Afdheer.com

{jcomments off}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles