Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu mudaharaaday UK
LONDON. (Afdheer) Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno iskugu jira kuwa ku weheliyey safarkiisii uu ku yimid London iyo xubno kaga biiray London isuguna jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ayaa la kulmay...
View ArticleDAREENKA DADWEYNAHA DEEGAANADA JUBBALAND
Marka hore waxaan ka tacsiyeynayaa alle ha u naxariistee geerida ku timid Suldaan Cabdi Cali Sokor, guud ahaan bulshaweynta waamo, gaar ahaan ehelada iyo qaraabada Suldaanka,. Innaa lillaahi wainnaa...
View ArticleGuddoomiye gobol loo magacaabay gobolka Bay oo la diiday.
Baydhabo-Afdheer- Maamulka Muqdisho ayaa guddoomiye gobol oo cusub usoo magacabay gobolka Bay iyagoo usoo magacaabay nin lagu magacaabo Cabdi Aden Hoosow.Magacabistan waxaa gaashanka ku dhuftay...
View ArticleMaalintii dowladnimda dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo xaflad lagu...
LONDON - Habeenimadii Axadu soo galaysay ee bishu ahayd 2 Febrauary ayaa waxaa lagu qabtay xaflad aad u balaadhan hudheelka Hilton oo ku yaal badhtamaha London. Xafladan oo ay iska kaashadeen ururka...
View ArticleLuul Cali oo sheeganeysay in la kufsaday iyo werihii wareystay oo la xukumay.
Muqdisho (Afdheer) Luul Cali Cismaan oo ah gabadha la kufsaday ayaa lagu xukumay 1 sanno oo xarig ah, xarigaas oo xaakumka xukumay u cuskaday been abuur sida uu sheegay xaakimku.Gabadha sheeganaysay in...
View ArticleShir Qahira uga furmaya dalalka Islaamka.
Qaahira - Waddamada Islaamka ayuu beri uga furmayaa shir magalada Qahira ee dalka Masar kulankaas waxaa isugu imanaya madaxda waddamada Islaamka.Hoggaamiyaha dalka Iiraan ayaa tagay Masar 34 sanno...
View ArticleGobolka Bay oo laga diiday magacaabistii gudd. cusub.
Baydhabo (Afdheer) Xildhibaanno kasoo jeeda gobolka Bay ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabistii ay dowladda Soomaaliya kusoo magfacowday guddoomiye cusub oo baddelaya cabdifataax...
View ArticleUN rights chief calls on Somalia to re-open case of reporter and alleged rape...
New York - The United Nations human rights chief today called on the Somali Government to re-open the case of a Somali journalist and the alleged rape victim he interviewed, after they were sentenced...
View ArticleDowladda oo maamul u magacaabaysa Hiiraan!
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Abniga dalka Soomaaliya oo ku sugan Beledweyne ayaa sheegay in ay maamul ku meel gaadh ah u magacaabi doonaan gobolka Hiiraan.Wasiirka ayaa sheegay inay isku afgarteen dadka...
View ArticleMaamul goboleedka jubaland State iyo Kismaayo.
Kismaayo (Afdheer) In muddo ah waxaa la hadal hayey waa xilligee marka la dhisi doono maamul goboleedka jubaland state oo ay ku heshiiyeen inay sameystaan gobolada Gedo, jubbada dhexe iyo jubbada...
View ArticleLagdheeraa iyo Kaambeynka doorashada Kenya.
Dhadhaab (Afdheer) Gobolka waqooyi bari dalka Kenya waxaa ka bilowday kaambeynkii doorashada la shaaciyey in ay dhici doonto 4. Mar. 2013 waxaana Lagdheera oo u qeybsan laba qeybood ka taagan...
View ArticleKulamo u socda madaxda Jubaland.
Kismaayo (Afdheer) Intii ay Kismaayo yimaadeen guddoomiyaha guddiga saxeexayaasha ahna madaxa Ahlu-sunna Mudane Aw-libaax iyo guddoomiyaha guddiga farsamada maamul u sameynta jubaland ahna guddoomiye...
View ArticleDAREENKA DADWEYNAHA JUBBALAND (By. Bishar Haji)
Ujeedada qormadan waa daahfur iyo is dultaag, hadba qodobkii loo arko inuu mudan yahay in daaha laga rogo. Is dhaafsiga doodaha iyo dareenwadaaga bulshada waxaa dib loogu xasuustaa doldoloolada jira....
View ArticleOGAYSIIS- Hon. Cabdiwahab Ugaas oo Maalmo kula shiraya jaaliyadaha Sweden iyo...
Abdiwahab Ugaas HusseinVice premiärminister i den tidigare övergångsregeringen och numera vald till det Somaliska parlamentet.Abdiwahab Ugaas Hussein berättar från insidan om vägen från tillfällig...
View ArticleAfrica Cup of Nations 2013: Sunday Mba gives Nigeria victory at last
{jcomments off} Sunday, February 10, 2013Source- The guardianIt says much for the baffling politics of Nigerian football that a week before the Cup of Nations began there were moves afoot in the sports...
View Article23 Febraayo 2013 maalinta shirweynaha Jubaland State.
Kismaayo- Afdheer- Shir jaraa`id oo uu Kismaayo ku qabtay guddoomiye ku-xigeenka raaskaambooni ahna guddoomiyaha guddiga farsamada maamul gobolleedka jubaland state Macallin Maxamed Ibraahim ayuu ku...
View ArticleSuldaan Cabdullaahi Cali Sokor oo la boqray.
Dhoobley (Afdheer) Geeridii Marxuum suldaan Cabdi Cali Sokor oo ku geeriyooday Nairobi dalka Kenya laguna aasay magaalada Kismaayo kadib waxaa jirey u diyaargarowga caleema-saarka Suldaankii baddeli...
View ArticleXagey tagayaan ergooyinka gobolka jubbada dhexe?
Nairobi (Afdheer) Waxaa lasoo gabagabeeyey qorshihii dhidibada loogu taagi lahaa maamul goboleedka jubaland State waxaana billaabanaya sidii ay ergooyinka saddexda gobol u tagi lahaayeen Kismaayo...
View ArticleVIDEO- wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan:
Boggan waxaanu idiinku soo koobnay wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan oo muuqaal ah daawasho wacan:Muuqaalka koowaad waa dood dhax martay musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dalka Kenya...
View Article