Boggan waxaanu idiinku soo koobnay wararkii ugu xiisaha badnaa maalmahan oo muuqaal ah daawasho wacan:
Muuqaalka koowaad waa dood dhax martay musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dalka Kenya -
{youtube}bQkTYtwfHqE{/youtube}
Muuqaalka labaad ee maanta waa xaflad lagu soo dhaweeyey ra`iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya prof. Cabiwli Maxamed Cali Gaas oo dad badan oo Soomaali ah ku sifeeyaan inuu yahay shaqsiga ka dambeeyey in ay Soomaaliya ka baxdo Kmg-nimadii dalkana u jideeyey nidaanka federaalka.
{youtube}Olzciqy7hBU{/youtube}
Muuqaalka saddexaad waa guddoomiyaha gudiga maamul u sameynta jubaland State Macallin Maxamed Ibraahim iyo xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha saxeexayaasha ahna madaxa ahlu sunna gobolka Gedo M. M. Aw-libaax, jen. Cabi mahdi, xildhibaan Shaakir, siyaasi Saalax Xuseen iwm.
{youtube}ttX3CRKeQ48{/youtube}
Muuqaalka afraad waa warbixin laga diyaariyey magaalada kismaayo xarunta goboka jubbada hoose -
{youtube}widfQaHSzgA{/youtube}
{jcomments off}