Baydhabo ( Afdheer ) Waxaa la gaaray xilliggii la dhisi lahaa baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya waxaana lagu jiraa qeybsiga xildhibaanada Saddexda gobol.
Gobolka Bakool oo heysta 29 xildhibaan ayaa loo fadhiyaa sidii beeluhu uqeybsan lahaayeen.
Rajada gobolka Bakool ee qeybsiga Xubnaha baarlamaanku waa mid wanaagsan sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah.
{Jcomments off}