Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha bulshada Jubaland oo Dhoobley tagay.

Nairobi ( Afdheer ) Waxaa Nairobi ku sugnaa wasiirka arrimaha bulshada Jubaland Macallin Maxamed Ibrahim wuxuuna u gudbay Dhoobley.Macallin Maxamed ayaa howlo Shaqo u tagay Dhoobley si uu u kormeero...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Macallin Maxamed oo tagay Dhoobley.

Nairobi ( Afdheer ) Waxaa Nairobi ku sugnaa wasiirka arrimaha bulshada Jubaland Macallin Maxamed Ibrahim wuxuuna u gudbay Dhoobley.Macallin Maxamed ayaa howlo Shaqo u tagay Dhoobley si uu u kormeero...

View Article


Jubaland oo gashay xilligii guusha.

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa la gaaray xilliggii guusha dowlad goboleedka Jubaland waxaana laga soo gudbay xilliggii raadinta iyo dhismaha dowlad goboleedka.Jubaland waxay dooneysaa in la qabto doorasho...

View Article

Shirkii Dooloow oo dhammaaday

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa Kismaayo soo gaadhay waftigii madaxweynaha Jubaland ee Dooloow kula shiray reer Gedo.Shirka ayaa ku dhammaaday isfaham dhax maray beelaha Kablalax iyo Sade ee gobolada...

View Article

Garoon diyaaradeed laga dhisayo Garoowe.

Kismaayo ( Afdheer ) Garoowe waa xarunta dowladda Puntland waxayna yeelan doontaa Garoon caalami ah.Shirkad TURKEY ah ayaa qaadatay dhismaha garoonka caalamiga ah ee Xarunta dowlad goboleedka Puntland...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

15 Agoosto 2015 Jubaland Waxaa mar labaad laga dooranayaa Axmed-Madoobe.

KISMAAYO ( Afdheer ) Waxaa la filayaa in doorashada 15 ka Agoosto  oo sabtida ku beegan ka dhici doonta Kismaayo la dooran doono mar labaad madaxweynaha Jubaland ee maanta Mudane Axmed Maxamed...

View Article

Axmed-Madoobe oo wadahal la furay dowladda federaalka Soomaaliya

Kismaayo ( Afdheer ) xubno waan waan wada ayaa yimid Kismaayo kana yimid Nairibi iyo Muqdisho si wadahal ufuraan dowladda federaalka iyo Jubaland.Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Axmed-Madoobe usoo...

View Article

Doorashada madaxweynaha Jubaland iyo dareenka 3da gobol.

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa magaalada Kismaayo iyo deegaano ka tirsan gobolka jubbada hoose ka socda u diyaar garowga doorashada nin dooran doorta.Gobolka Jubbada hoose:Gobolka Jubbada hoose oo inta...

View Article


Bakool: qeybsiga xildhibaanada oo lagu jiro.

Baydhabo ( Afdheer ) Waxaa la gaaray xilliggii la dhisi lahaa baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya waxaana lagu jiraa qeybsiga xildhibaanada Saddexda gobol.Gobolka Bakool oo heysta 29 xildhibaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

4ta musharrax oo maanta ka khudbeeyey baarlamaanka hortiisa.

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa maanta wax qabadkooda Haddii la doorto baarlamaanka Jubaland ka hor akhriyey 4ta musharrax ee u taagan xilka madaxweynaha Jubaland.Doorashada 15.Agoosto oo beri ah waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland loo doortay waa Axmed-Madoobe

KKismaayo ( Afdheer ) Waxaa 15 Agoosto 2015 madaxweynaha 4ta sanno ee soo socoto xildhibaanada baarlamaanka Jubaland u doorteen Axmed Sh Maxamed ( Axmed-Madoobe ).4 xubnood ayaa utartamay madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

15 Wasiir iyo 1 madaxweyne ku xigeen oo ay Jubaland yeelaneyso

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa dhawaan la doortay madaxweynaha Jubaland ee 4ta sanno ee soo socota waxaana ka horeeyey oo Jubaland ansixisay dastuur dowlad goboleedka Jubaland.Iyadoo la tixraacayo...

View Article

Xarunta tababarka ciidanka qaranka Soomaaliya [SNA] ee Kismaayo oo la weeraray.

Kismaayo ( Afdheer ) Sida uu xaqiijiyey madaxa howlgalinta ciidanka qaranka Soomaaliya ee Jubaland col. Axmed-Caato waxaa xarunta lagu weeraray baabuur laga buuxiyey waxyaabaha qarxa.Col. Axmed - Caato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isaaq Sheekh Maxamuud: 17 08 2015 Barnaamuj gaar ah La Dagaalanka Musuq maasuqa

Here is an interview I gave to HCTV on our program and its objectives while in Mogadishu!{jcomments off}   {youtube}brknmidyKuw{/youtube} 

View Article

Radio SOOYAAL waa idaacad laga furay Kismaayo.

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa hawada soo galay idaacad loo bixiyey RADIO SOOYAAL oo uu leeyahay ganacsade Cabdi Cali Raage.Idaacadda ayaa laga dhagaysan karaa mowjadda 88.00Mhz.Idaacadan waxaa weheliya oo...

View Article


Baarlmaanka koonfur galbeed oo loo fadhiyo qeybsigii beelaha

Baydhabo-afdheer , odayaasha iyo maamulka KG state ayaa u fadhiya qeybsiga xubnaha xildhhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.waxaa jira tuhun ay beesha Daarood ka qabaan madaxweynaha...

View Article

Shir looga hadlay koonfur galbeed oo ka dhacay Nairobi

Nairobi-afdheer, shir ay kasoo qeyb galeen odayaal, xildhibaano iyo aqoonyahanno ayaa lagu qabtay nairobishirkan waxaa lagu dhaliilay maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxaana digniin loo diray...

View Article


Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo qiimeyn kusameynaya...

Muqdisho- afdheer, dowladda soomaaliya oo la tashi la sameyn doonta dowlad goboleedyada dalka kaalmana ka heli doonta UNta ayaa qiimeyn ku sameyn doona degmooyin badam oo dalka Soomaaliya ka mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir loogu digay Shariif Xasan oo Nairobi ka dhacay

Nairobo - Afdheer, Shir ay qabteen waxgaradka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan waqooyiga dowlad goboleedkaas ayaa lagu qabtay Nairobi waxaana ka qeyb galay Ugaasyo, siyaasiyiin,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis: Jaaliyadda Jubaland ee dalka Norway!

Jubaland Community Of Norway“Jaaliyada Jubaland Norway”Jaliayada Jubaland Norway waxa ay shacabka iyo taageerayaasha Jubaland ee ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan caasimada iyo hareeraheeda ku...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live