Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live
↧

Madaxweynaha Jubaland o heshiis qarsoodi ah la galay dowladda federaalka...

Kismaayo (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed (Axmed madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay wafti ka socday dowladda federaalka Soomaaliya.Madaxweyne Axmedmadoowe ayaa bil ka hor jabiyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra'iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya waa hailemariam Desaling

adis Ababa (Afdheer) 4ta xizbi ee haya talada dalka Itoobiya ayaa ku shirsan Maqale caasimadda qowmiyadda Tigree kadib markii ay soo dhisteen afartaas xizbi mid walba xizbigiisa.Guddoomiyaha guud ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya waxaa soo xulaya odayaasha dhaqanka

Baydhabo ( Afdheer) dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka Soomaaliya ayaa ku gudajira xulista xildhibaanada baarlamaanka KG Soomaaliya.Odayaasha oo ka kooban saddexda gobol ee koonfur galbeed in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bay iyo Bakool ciidamo abniga suga ayaa loo sameeyey shabeekada hoose waa loo...

Baydhabo (Afdheer)  dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya wuxuu sameeyey ciidamo suga abniga saddexda gobol ee uu Ka kooban yahay maamulku ciidamadaas oo lagu saleeyey degmo.Waxaa la...

View Article

Dowlad goboleedka jubaland oo dhaliilay Afhayeenka baarkamaanka federaalka Mr...

Kismaayo ( Afdheer) baarlamaanka Dowlad goboleedka jubaland ayaa dhaliil culus ujeediyey Afhayeenka baarlamaanka federaalka dalka soomaaliya prof. Maxaned sh CUSman JAWAARI kadib mar uu ka hadlay...

View Article


Qaxootiga magangaliyo doonka ah oo batay

Qaxootiga kasoo qaxaya Aasiya iyo Afrika ayaa la sheegay inay sii kordheen waxaana lagu xayiray wadamada cirifka dhanka aasiya iyo Afrika ku yaal ee qaaradda Yurub.Qaxootigan oo la sheegay inay u badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirada Soonaaliya xilkii ka qaaday S/Gaas Daahir indhaqarsho...

Muqdisho - Afdheer, Kulan ay yeesheen golaha wasiiradda dowlada federaalka Soomaaliya ayuu wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jen. Diini kusoo jeediyey in xilka laga qaado sareeye Gaas...

View Article

Bu'aale oo shabaab ku toogteen 4 ruux

September 5 . 2015— Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus ahaayeen, kuwana ka shaqeynayeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jen. Fartaag oo kismaayo kusoo noqday

Kismaayo (Afdheer) madaxweyne ku xigeenka Jubaland Jen. Cabdullaahi sheikh ismaaciil ( Fartaag) iyo saraakiil kale ayaa soo gaadhay Kismaayo kadib markii ay soo dhammeysteen howl shaqo oo ay u joogeen...

View Article


Xaflad lagu taageeray doorashadii madaxweynaha Jubaland oo lagu qabtay Oslo...

Oslo- Xaflad lagu taageeray madaxweyne Axmed Sh. Maxamed ( Axmed-madoobe) ayaa lagu qabtay Oslo dalka Norway.Xafladdan oo ay qabatay Jaaliyadda Jubaland ee Norway waxaa loogu hambalyeeyey doorashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad lagu taageeray doorashada Madaxweynaha Juabaland oo lagu qabtay...

UBALAND COMMUNITY OF NORWAY{jcomments off}JAALIYADA JUBALAND NORWAYXAFLAD: MAAMUUSKA DOORASHADA MADAXWAYNAHA DAWLAD GOBOLEEDKA JUBALAND{youtube}yTIUa-i_-o8{/youtube}Video dhammeystiran Jaaliyadda...

View Article

Radio SOOYAAL waa idaacad laga furay Kismaayo.

Kismaayo ( Afdheer ) Waxaa hawada soo galay idaacad loo bixiyey RADIO SOOYAAL oo uu leeyahay ganacsade Cabdi Cali Raage.Idaacadda ayaa laga dhagaysan karaa mowjadda 88.00Mhz.Idaacadan waxaa weheliya oo...

View Article

Baarlmaanka koonfur galbeed oo loo fadhiyo qeybsigii beelaha

Baydhabo-afdheer , odayaasha iyo maamulka KG state ayaa u fadhiya qeybsiga xubnaha xildhhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.waxaa jira tuhun ay beesha Daarood ka qabaan madaxweynaha...

View Article


Shir looga hadlay koonfur galbeed oo ka dhacay Nairobi

Nairobi-afdheer, shir ay kasoo qeyb galeen odayaal, xildhibaano iyo aqoonyahanno ayaa lagu qabtay nairobishirkan waxaa lagu dhaliilay maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxaana digniin loo diray...

View Article

Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo qiimeyn kusameynaya...

Muqdisho- afdheer, dowladda soomaaliya oo la tashi la sameyn doonta dowlad goboleedyada dalka kaalmana ka heli doonta UNta ayaa qiimeyn ku sameyn doona degmooyin badam oo dalka Soomaaliya ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir loogu digay Shariif Xasan oo Nairobi ka dhacay

Nairobo - Afdheer, Shir ay qabteen waxgaradka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan waqooyiga dowlad goboleedkaas ayaa lagu qabtay Nairobi waxaana ka qeyb galay Ugaasyo, siyaasiyiin,...

View Article

Soomaalida Kenya oo ka cabaneysa caruurtooda oo aqoonsi la'aan ah.

Garissa- 09 September 2015- Qaar ka mid ah Odayaasha magalada Garissa ayaa cabadho hawada u mariyey madaxweyne Uhuru Kenyatta madaxweynaha dalka Kenya iyagoo ka codsaday in caruurtooda la siiyo...

View Article


Caabudwaaq oo degggan kadib dagaallo ka dhacay 2maalmood.

Sida laga dhageystay idaaxadda VOA laanta afsoomaaliga dagaallo laba maalmood socday kadib waxaa degmada Caabudwaaq gacanta ku hayaan maleyshiyo taabacsan maamulka Galmudug.Ahlusunna ayaa iyaguna ku...

View Article

10 xildhibaan oo Axmed-madoobe ku daray baarlamaanka Jubaland

kismaayo- 10 Kii sebtember 2015 ayuu madaxweyne Axmed- madoobe ka sheegay kismaayo in toban xildhibaan lagu kordhiyey baarlamaanka Jubaland10ka xubnood ee lagu daray baarlamaanka ayaa la sheegay in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM oo ka guureysa Stadium Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr

Muqdisho- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaflad loogu qabtay Myqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed oogu bishaareeyey inuu AMISOM kula heshiiyey inay...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live