Nairobi-afdheer, shir ay kasoo qeyb galeen odayaal, xildhibaano iyo aqoonyahanno ayaa lagu qabtay nairobi
shirkan waxaa lagu dhaliilay maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxaana digniin loo diray madaxweynaha koonfur galbeed dalka soomaaliya " ma dhici doonto in beel wixii ay xaq u lahaayeen la siiyo beel kale iyadoo la duudsinaayo xaq dad leeyahay"
Madaxda KG ayaa loogu baaqay in beelaha deggan saddexdaas gobol xildhibaanadooda si cadaalad ah loo qeybsado.
Gabagabada shirkaas ayaa laga soo saaray go,aano beesha Daarood ka gaareen dowlad goboleedka koonfur galbeed dalka soomaaliya.
la soco qoraal kasoo baxay shirkaas.
{jcomments off}