Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Baarlmaanka koonfur galbeed oo loo fadhiyo qeybsigii beelaha

$
0
0

Baydhabo-afdheer , odayaasha iyo maamulka KG state ayaa u fadhiya qeybsiga xubnaha xildhhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya.

waxaa jira tuhun ay beesha Daarood ka qabaan madaxweynaha koonfur galbeed shariif xasan sh aden maadaama warar laga soo xigtay shariif xasan iyo la taliyayaashiisu sheegeen in beesha Daarood heli doonto xildhibaanada ay helaan jifo ka mid ah beesha Raxaweyn.

Qaabka loo qeybiyo xildhibaanada kala soco qoraalada soo socda.

{Jcomments off}

afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles