KISMAAYO ( Afdheer ) Waxaa la filayaa in doorashada 15 ka Agoosto oo sabtida ku beegan ka dhici doonta Kismaayo la dooran doono mar labaad madaxweynaha Jubaland ee maanta Mudane Axmed Maxamed (Axmed-Madoobe ).
Doorashada ayaa loo saaray gudi doorasho waxaana madaxweynaha Jubaland dooran doona xildhibaanada baarlamaanka Jubaland oo ka kooban 75 xildhibaan.
Xildhibaanada ayaa cod aan wali la shaacin ku dooran doona madaxweynaha.
Wafuud badan ayaa ka qeyb gali doona xafladda lagu dooranayo madaxweynaha.
Ma jiro shaqsi la tarramaya Axmed-Madoobe maadaama ay ku qanacsan yihiin %90 reer Jubaland.
{jcomments off}
Info@afdheer.com