Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Axmed-Madoobe oo wadahal la furay dowladda federaalka Soomaaliya

$
0
0

Kismaayo ( Afdheer ) xubno waan waan wada ayaa yimid Kismaayo kana yimid Nairibi iyo Muqdisho si wadahal ufuraan dowladda federaalka iyo Jubaland.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Axmed-Madoobe usoo gudbiysay  sida ay ka rabaan Jubaland, Haddii Jubaland aqbashana inay dowladda federaalku la shaqeyn doonto.

In wada hadalku furmo ayaa lagu heshiiyey laakiin doorashada 15ka Agoosto sidii loo iclaamiyey u dhacdo.

Waxaa la filayaa in wadahalka 2aad ka dhaco Muqdisho.

{Jcomments off}


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles