Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Degmooyinka Yeed iyo Aato oo soo dhaweeyey magacaabista xildhibaanada koonfur galbeed una hambalyeeyey dowlad goboleedka koonfur galbeed.

$
0
0

Yeed (Afdheer) Shacabka ku nool degmooyinka Yeed iyo Aato ee gobolka Bakool ayaa soo dhaweeyey dhismaha baarlamaanka koonfur galbeed ee dalka Soomaaliya.

Shacabka degmooyinkan ayaa u hambalyeeyey Ugaasyada ka soo jeeda degmooyinkaas ee ku sugan Baydhabo.

Shacabka degmooyinkaas ayaa si buuxda u taageersan dowlad goboleedka koonfur galbeed ee uu madaxweynaha ka yahay Mudane Shariif Xasan Sh. Aden isla markaasna wadashaqeyn buuxda la leh dowlad goboleedka ay saddexda gobol wada dhisteen.

Baydhabo waxaa jooga siyaasiyiintii iyo boqorradii degmooyinka Yeed iyo aato waxayna ku qanacsan yihiin oo ay maamulka koonfur galbeed la dhisteen beelaha kale ee saddexda gobol laga soo billaabo aasaaskii guddiga farsamada dowlad goboleedka illaa maanta oo koonfur galbeed noqotay dowlad goboleed dhan walba ka dhismay.{jcomments off}


info@afdheer.com

afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles