Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Allaha u naxariisto Xuseen-rashid Ibrahim Cilmooge.

Inaa lillaahi wa innad ilayhi raajicuun waxaan tacsi u direynaa dhammaan reer ibraahim cilmooge geeridi ku timid allaha u naxariistee Xuseen-rashiid Ibrahim cilmooge waxaan alle uga baryeynaa inuu...

View Article


Dowlad goboleedka KG oo kordhinaya Tirada xildhibaanada

Baydhabo (Afdheer) Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa dhisay xildhibaanno cusub oo uu yeelan doono maamulka Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.89 xildhibaan ayaa la dhaariyey tirada xildhibaanada KG...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amisom iyo Jubaland

Afhayeenka Jubaland oo sheegay inay sugayaan oo ay dhawaan iman doonaan ciidamo ka socda dalka Itoobiya.{youtube}TLaSmHjjKkQ{/youtube}{jcomments off}

View Article

Garoonka Baydhabo oo shirkad lagu wareejiyey iyo dagaal ka dhacay nawaaxiga...

Baydhabo (Afdheer) Wasiirka gaadiidka dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa garoonka Shaati guduud ee magaalada baydhabo ku wareejiyey shirkad lagu magacaabo MG.Shirkaddan Moonlight and Golyome ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DDS Itoobiya oo Jigjiga kusoo laabtay.

Jijiga (Afdheer) Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kusoo laabtay xarunta dowlad deegaanka ee Jijiga ka dib markii uu deegaanka Gambella kaga soo qeybgalay xuska 10aad ee maalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmooyinka Yeed iyo Aato oo soo dhaweeyey magacaabista xildhibaanada koonfur...

Yeed (Afdheer) Shacabka ku nool degmooyinka Yeed iyo Aato ee gobolka Bakool ayaa soo dhaweeyey dhismaha baarlamaanka koonfur galbeed ee dalka Soomaaliya.Shacabka degmooyinkan ayaa u hambalyeeyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland oo diiday in 4.5 dowladda 2016 lagu soo dhiso.

MUQDISHO: (Afdheer) Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo ka qeybgalaya shirka wadatashiga 2016 ayaa lagu soo waramayaa in uu soo jeediyey in aan wax lagu qeybsan nidaamkii 4.5{jcomments...

View Article

4.5 waa in laga gudbaa loogana gudbaa qof iyo codkiis ama nidaam degmo-VIDEO

Shir ka dhacay MUQDISHO oo looga hadlay sida looga gudbi karo 2016 doorashada soo socota Odayaal iyo siyaasiyiin Xamar ku shiray ayaa soo jeediyey in 2016 looga gudbi karo sida dastuurka Soomaaliya ku...

View Article


Garissa: deeq loo uruuriyey xarumo waxbarasho

Munaasabad ballaaran oo dhaqaale loogu aruurinayay madaaris islaami ah iyo jaamacad ku yaalla magaalada Garissa ayaa xalay ka dhacday Hotel ku yaalla magaaladatan Nairobi.Munaasabaddaas oo ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Koonfur galbeed iyo gobolka Bakool.

Baydhabo (Afdheer) Qeyb ka mid ah shacabka gobolka Bakool ayaa weli diidan saamiga ay ka heleen xildhibaanada koonfur galbeed.3 Magaalo oo ka mid ah gobolka Bakool ayaa xildhibaanada la magacaabay kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KIsmaayo: 10 Janaayo 2016 shirka aaya katashiga Soomaaliya oo lagu soo...

Kismaayo (Afdheer) Bisha Janaayo 2016 waxaa Kismaayo lagu qaban doonaa dhammeystirka shirka wadatashiga aayaha dalka Soomaaliya ee Agoosto 2016ka.Shirka Muqdisho caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ka...

View Article

Bakool oo laga diiday maamulka Shariif Xasan.

Bakool (Afdheer) Kadib magacaabistii xildhibaanada koonfur galbeed waxaa soo baxay in Shariif Xasan jabiyey heshiis ay lahaayeen qeyb ka mid ah shacabka Bakool heshiiskaas oo dhigayey tiro go'an oo...

View Article

Finland: Warbixin ku saabsan hurumarinta Jaamacadda Kismaayo.

OGEYSIIS: dhammaan umadda Somaliyeed ee deggan Finland waxaa la ogeysiinayaa oo laga codsanayaa  inay kasoo qeybgalaan shir looga hadlayo horumarka jaamacadda Kismaayo.{jcomments off}Waxaa goobta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland oo Muqdisho kula kulmay Col. Bare Hiiraale.

MUQDISHO: Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Muqdisho ku qaabilay Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale).{jcomments off}Madaxweynaha Jubaland ayaa hoteelka uu Muqdisho ka...

View Article

Toddobo ku dhimatay daacuun ka dillaacay Dhadhaab

DHADHAAB: Toddobo qof ayaa dhimatay 541 kale waxaa la dhigay xarumaha caafimaadka kaddib markii cudurka daacuunka uu ka dillaacay xeryaha qaxootiga Dhadhaab gaar ahaan xerada lagu magacaabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HASHI HOTEL waa Hotel ku yaal Dhadhaab-VIDEO

Hotel jiif, bar iyo maqaaxi aad u qurux badan oo ku yaal Dhadhaab waa dhisme loo dhisay si casri ah.{youtube}f6x8TssE0ME{/youtube}{jcomments off}Muuqaalkan waxaa la duubay goor makhrib ah sannadkii...

View Article

Sharci loo dajiyey wasaaradda boostada & isgaarsiinta Soomaaliya.

Muqdisho (afdheer) Shir lagu soo bandhigay sharci loo dajiyey wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta dalka Soomaaliya ayaa loo soo bandhigay wasiirada dowlad goboleedyada Soomaaliya.Shirkan oo uu Shir...

View Article


Masuuliyiin ka soo dagay Ceelbarde..

Yeed (Afdheer) Koox isugu jirta xubnno baalralaan, siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa tagay gobolka Bakool degmada Ceelbarde.Kooxdan ayaa la sheegay inay sidoo kale tagi doonaan Ato iyo Yed.Lama oga...

View Article

KISMAAYO: 1 dhintay iyo 1 dhaacacmay

Kismaayo (Afdheer) Maalmo ka hor waxaa xaafadda dalxiiska ka dhacay isku dhac laba kooxood oo ka wada tirsanaa ciidamada Jubaland kadib markii uu boos muran ka jirey tageen koox uu hoggaaminaayey Col....

View Article

Buuloburde waa caasimadaa maamulka hiiraan iyo j/dhexe.

Muqdisho (Afdheer) Nadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xafiyskiisa ka soo saaray wareegto uu si ku meel gaar ah caasimadda 2daas gobol ugu magacaabay magaalada Buuloburde ee gobolka...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live