Yeed (Afdheer) Koox isugu jirta xubnno baalralaan, siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa tagay gobolka Bakool degmada Ceelbarde.
Kooxdan ayaa la sheegay inay sidoo kale tagi doonaan Ato iyo Yed.
Lama oga ujeedadda rasmiga ah ee safarkooda, dib ayaan kasoo daabici doonaa faahfaahin dheeri ah.
{jcomments off}
afdheer.com