Baydhabo (afdheer) Maanta waxaa shiray xidhibaanada baydhabo waxay dhageysteen khudbadihii musharixiinta u tartamaya xilalkaas.
Guddoomiye baarlamaan waxaa u tartamaya 3 xubnood sidoo kale waxaa jira xubnno kale oo u tartamaya ku xigeenada guddoomiyaha baarlamaanka KG.
Sida ay sheegayaan warar sugan beri oo Isniin ah waxaa Baydhabo ka dhici doonta doorashadaas.
{youtube}VcBAwNN1MQo{/youtube}
{jcomments off}
info@afdheer.com
afdheer.com