Quantcast
Channel: Bogga Hore
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live

Xildhibaan ree Aw-Xasan laga siiyey KG oo iscasilay.

Baydhabo  (afdheer) Xildhibaan ka mid ahaa 56 dii xildhibaan ee dhawaan loo magacaabay baarlamaanka KG Laguna magacaabo Faarax ayaa iska casilay xilkaas.La tashi uu la sameeyey beeshiisa ayuu sheegay...

View Article


Yeed, Ceelbarde iyo Aato.

Waa qoraal ku celis ah si akhrituhu u barto macluumaad dheeri ah oo ku saabsan barashada degmooyinka Yeed,  Ceelbarde iyo Aato.------------------------------------------Muqdisho, isniin 29. September...

View Article


200,000 KCPE candidates got less than 200 marks, ineligible for secondary...

More than 200,000 candidates scored less than 200 marks each in last year’s Kenya Certificate of Primary Education (KCPE) examinations whose results were released on Wednesday, indicating that this...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raxaweyn iyo Bakool.

Bakool  (afdheer) Xildhibaano iyo xubno kale oo Raxaweyn ah ayaa diyaarad ku tagay Xuddur.Kooxdan oo qab-qablayaal dagaal ubadan ayaa isu dayaya inay u gudbaan Ceelbarde.Waxaa u socda wadahadal si...

View Article

Kun askari oo AMISOM-Itoobiya ah ayaa tagaya Jubaland.

Kismayo (Afdheer) Ciidamo ka mid ah AMISOM section III ayaa tagi doona Jubaland kuwaas oo buuxin doona booskii ay ciidamada nabad illaalinta ee dalka Siralyoon ay baneeyeen.250 ka mid ah ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Shariif Xasan oo beri dooran doona guddoomiye baarlamaan iyo ku...

Baydhabo (afdheer) Maanta waxaa shiray xidhibaanada baydhabo waxay dhageysteen khudbadihii musharixiinta u tartamaya xilalkaas.Guddoomiye baarlamaan waxaa u tartamaya 3 xubnood sidoo kale waxaa jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa, Maxamednur Maxamed Macalin iyo Awees Xuseen...

Baydhabo  ( afdheer ) Xildhibaano gaaraya 130 xildhibaan ayaa ka qeyb galay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka KG.109 xildhibaan ayaa codkooda siiyey Sheekhunaa.Kuxigeenka 1aad ee guddoomiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Bakool state oo wareysi siiyey saxaafadda-COD

Ceelbarde (Afdheer) Madaaxweynaha Bakool sare Axmed Sh. Maxamed (Axmedmashruuc) ayaa wareysi siiyey saxaafadda wuxuuna caddeeyey sababta ay uga go`een koonfur galbeed iyo fariin uu u faray xildhibaanno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanada Raxaweyn oo awoodi waayay inay tagaan Ceelbarde.

Baydhabo  (afdheer) Koox xildhibaanno ah ayaa iskood isku abaabulay waxayna ka tageen Muqdisho iyagoo ujeedaddoodu tahay inay tagaan Ceelbarde.Xildhibaanadaas Raxaweyn oo riyo daciif ah aaminsan ayaa...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Jubaland oo Garoowe tagaya.

Nairobi  (afdheer) Dhisme garoon diyaaradeed ayaa ka socday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari dowlad goboleedka Puntland.Garoonka ayaa la dhammeystiray wajigiisii koowaad waxaana la furi doonaa...

View Article

Jaamacadda Garissa oo dib loo furay

Garissa  (afdheer ) Jaamacadda Garissa ayaa dib loo furay kadib markii ay xirneyd muddo ku dhow sagaal bilood.Abniga ayaa aad loo adkeeyey waxaana laga furay rug boliis oo abniga sugi doonta.Sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M. Jubaland oo xarigga ka jaray aqalka martida ee Kismaayo..

Nairobi  (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Sh. Axmed-Madoobe ayaa maanta xarigga ka jaray aqalka martida ee magaalada Kismaayo oo loo dhisay si qurux badan aqalkaas oo ku yaal xeebta badweynta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Analysis about the New Developments in Bakol Region by Mohamed Abdikadir...

Analysis about the New Developments in Bakol Region By: Mohamed Abdikadir Daud (Stanza) The overview of South West1 State of Somalia:This tripartite autonomous state in Somalia was formerly founded by...

View Article


Senetor Yosuf Haji, Ambassador Afey iyo Bunoow oo tagay Jigjiga

Jigjiga (Afdheer) Wafti heerkiisu sareeyo oo rag miisaan weyn ku leh dalka Kenya socdaan ayaa gaaray Jigjiga xarunta DDS Itoobiya.Waftiga oo la dejiyay aqalka martida ee Jigjiga ayaa la kulmay...

View Article

Wadahadal ka dhaci doona Ceelbarde.

Baydhabo  (afdheer) Xiriiro iyo wadahadal kadib waxaa jira ogolaansho ah in xildhibaanadii ku xayirnaa Xuddur loo ogolaaday inay tagaan Ceelbarde.Markii loo ogolaaday in ciidanka AMISOM geyn doonaan...

View Article


Xildhibaanadii raxaweyn oo loo diiday inay tagaan Ceelbarde

Ceelbarde  (afdheer) Tashi ka dhacay Ceelbarde kadib maamulka Bakool sare wuxuu go'aansaday in aysan imaan karin xildhibaanada Xuddur magaalada Ceelbarde."Ma imaan karaan xildhibaanada Raxaweyn deegaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nairobi iyo Shir lagu taageeray Bakool sare -VIDEO

Nairobi (Afdheer) Shir ay isugu yimaadeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Nairobi dalka Kenya.{youtube}RVISkga_lmQ&sns{/youtube}{Jcomments off}Shirkan waxaa lagu taageeray maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

London iyo Shir lagu taageeray Bakool Sare- VIDEO

Shir si fiican looga soo shaqeeyey ayaa lagu qabtay London dalka Ingiriiska shirkaas waxaa lagu taageeray maamulka Bakool sare.{youtube}a495kfirhFA{/youtube} {jcomments off}

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS shir lagu taageerayo Bakool Sare state.

Shir lagu taageerayo bakool Sare oo lagu qaban doono Mareykanka.{jcomments off}

View Article

Xildhibaan Xerow: deegaankoodii ma aheyn in laga soo celiyo Ceelbarde-na way...

MUQDISHO (afdheer) Xildhibaanada Xuddur waa kuwii diidanaa wadajirka dadka Bakool wada degganaa waa kuwii lahaa dadkaas ma dagaan Ceelbarde, Aato iyo Yeed."Waa xildhibaanno qaran laakiin xildhibaanadu...

View Article
Browsing all 2216 articles
Browse latest View live