Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Xildhibaanada Raxaweyn oo awoodi waayay inay tagaan Ceelbarde.

$
0
0

Baydhabo  (afdheer) Koox xildhibaanno ah ayaa iskood isku abaabulay waxayna ka tageen Muqdisho iyagoo ujeedaddoodu tahay inay tagaan Ceelbarde.

Xildhibaanadaas Raxaweyn oo riyo daciif ah aaminsan ayaa ciidamada AMISOM weydiistay in la geeyo Ceelbarde.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay kooxdan u badan qab-qablayaasha dagaal ayaa loo sheegay in AMISOM aysan illaalin karin hadday tagayaan Ceelbarde -na aysan khuseyn AMISOM inay weydiistaan.

Xildhibaanadaas ayaa abaabulaya shacabka Bakool si ay xasilooni darro uga abuuraan beelaha deriska ah.

Maamulka Bakool sare ayaa sameysmay kadib markii Raxaweyn diiday in wax la wada qeybsado.

 

{Jcomments off}

Afdheer.com

Info@afdheer.com

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles