Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

M. Jubaland oo xarigga ka jaray aqalka martida ee Kismaayo..

$
0
0

Nairobi  (afdheer) Madaxweynaha Jubaland Sh. Axmed-Madoobe ayaa maanta xarigga ka jaray aqalka martida ee magaalada Kismaayo oo loo dhisay si qurux badan aqalkaas oo ku yaal xeebta badweynta hindiya.{jcomments off}

Sidoo kale waxaa maanta xarigga laga jaray Hotel cusub oo lagu magacaabo Hotel Agan kuna yaal magaal;ada Kismaayo ee gobolka jubbda hoose.

 

{Jcomments off}

 

Afdheer.com

Info@afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles