Quantcast
Channel: Bogga Hore
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Jaamacadda Garissa oo dib loo furay

$
0
0

Garissa  (afdheer ) Jaamacadda Garissa ayaa dib loo furay kadib markii ay xirneyd muddo ku dhow sagaal bilood.

Abniga ayaa aad loo adkeeyey waxaana laga furay rug boliis oo abniga sugi doonta.

Sidoo kale waxaa lagu wareejinayaa Jaamacadda derbi weyn oo adag kuna bixi doonto lacag dhan 330 milyan Kenya Shillin.

Shacabka waqooyi bari oo kacay kadib markii la dilay arday aan waxba galabsan lana shaqeyn doona ciudamada abniga iyo ciidamada abniga oo la xoojiyey kadib waxaa dib loo furay Jaamacadda Garissa.

{Jcomments off}

 

Afdheer.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2216

Trending Articles