Kismaayo (afdheer) wasiirka warfaafinta Jubaland Cabdinuur Aadan Cali ayaa xaqiijiyey in Shirka madasha ee loo qorsheeyey 10. Janaayo uusan hal maalin dib udhac ku imaan doonin.
Wasiirka ayaa sheegay dhammaan madaxdii lagu martiqaaday inay soo jawaabeen 80% oo ay imaanayaan.
Wasiirka ayaa meesha ka saaray in ay jiraan madax Soomaaliyeed oo aan imaneynin shirka madasha oo ay dhammantood ogol yihiin.
{Jcomments off}
Afdheer.com
Info@afdheer.com