Kismaayo (Afdheer) Baarlamaanka dowladda federaalka ayaa waday qorshe uu dib u eegis go`aankii lagu laalay sharci ahaanshaha baarlamaanka Jubaland.{jcomments off}
Kulamo ka dhacay Kismaayo 3dii maalmood ee aan soo dhaafnay kadib waxaa la tuuray go`aankaas galabta 15.01. 2016.
Shir ay yeesheen labada baarlamaan waxaa shir guddoominayey afhayeenka baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya.
Baarlamaanka federaalka ayaa si rasmi ah u aqoonsan baarlamaanka Juabalnd war wadajir ah ayey soo saari doonaan xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka iyo baarlamaanka jubaland sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay.
afdheer.com