Warbixin: Shirka Kismaayo oo weli socda maalintii 2aad.
Kismaayo (afdheer ) Shirka Kismaayo uga socda madaxda Soomaaliya ayaa shalay la furay wuxuuna socday 1 saac kaliya warbixin guud oo nin walba ku hadlay Khudbad qurux badan kadib waa la xiray.Shalay...
View Article1300 Askari oo Qansaxdheere tababar loogu xiray.
Baydhabo (Afdheer) Wasiirka dhaqan celinta maleyshiyaadka iyo hubka dhigista dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Maxamed Xuseen ayaa tababar u xiray 1300 Askari oo tababar u dhamaaday.{jcomments...
View ArticleKDF fight Al-Shabaab after attack on Somali National Army base
Fierce fighting has erupted between Kenyan troops and Al-Shabaab in El-Adde, Somalia.{jcomments off}The Ministry of Defence in Nairobi said Al-Shabaab militants overran a Somali National Army (SNA)...
View ArticleBakool-sare iyo MPLS /VIDEO
Mareykanka oo laga taageeray maamulka Bakool sare ee Ceelbarde hadalladii laga jeediyey waxaa ka mid ahaa BAKOOL SARE BEEN HA MOODIN jaaliyaddu waxay taageero buuxda siisay maamulka Madaxweyne Axmed...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka noqday go`aankiisii uu ku laalay...
Kismaayo (Afdheer) Baarlamaanka dowladda federaalka ayaa waday qorshe uu dib u eegis go`aankii lagu laalay sharci ahaanshaha baarlamaanka Jubaland.{jcomments off}Kulamo ka dhacay Kismaayo 3dii maalmood...
View ArticleShirkii Kismaayo oo dib loo dhigay
Kismaayo (Afdheer) Caawa waxaa la soo gabagabeeyey shirkii madasha aayaha Soomaaliya ee ka socday Kismaayo.Shirka ayaa lagu go'aamiyey in dalku yeesho laba gole labadaas gole midkood (golaha sare)...
View ArticleShirka madasha aayaha Soomaaliya ee Kismaayo oo lagu heshiiyey.
Kismaayo ( Afdheer ) xogo hordhac ah ayaa xaqiijiyey in lagu heshiiyey Shirka madasha ee Kismaayo.Waxaa weli jira khilaaf la xiriira 4.5 khilaafkaas oo la filayo in laga gudbi doono.Filo...
View ArticleWarbixin: Safarka imaaraadka carabta oo Kismaayo booqday
Kismaayo (afdheer) Wafti uu hoggaaminayo safiirka imaaraadka carabta ayaa booqday Kismaayo gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.Waftiga oo ka koobnaa safiirka iyo 7 injineer ayaa...
View ArticleShirka Kismaayo oo maanta la soo gabagabeynayo madaxweynaha oo laga diiday...
Kismaayo (Afdheer) Shirka Soomaaliya uga socda Kismaayo ayaa la soo gabagabeen doonaa maanta heshiis ay madaxdu gaareen kadib.● Aqalka sare ha laga soo xulo hab deegaan.● Aqalka hoose ha lagu xulo...
View ArticleMadaxda Soomaalida Kenya oo cambaareeyey weerarkii Ceelcade kuna baaqay...
Nairobi (Afdheer) Haggaamiyeyaasha Soomaalida Kenya oo ku sugnaa Xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa cambaareeyey weerarkii ay shabaab ku qaadeen xero ciidan (AMISOM -Kenya) ku lahaayeen tuulo lagu...
View ArticleMadaxweynaha Bakool State oo booqday Aato iyo Yeed.
Yeed (Afdheer) Madaxweynaha maamulka la baxay Bakool sare State Axmed Sh. Maxamed (Axmedmashruuc) ayaa booqday Aato iyo Yeed.Madaaxweynaha ayaa la sheegay in safarkiisu la xiriiro adkeynta abniga...
View ArticleShirkii Kismaayo oo natiijo la'aan lagu kala tagay.
Kismaayo (afdheer) Shirkii Kismaayo ayaa gabi ahaanba burburay iyadoo qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb galeysay ka dhoofeen Kismaayo."Waa lagu heshiin waayey laba garab oo kala wata laba fikradood oo...
View ArticleKoonfur galbeed oo imaaraadka carabtu ugu deeqay gaadiid meletari.
Muqdisho (Afdheer) Safiirka Imaaraadka carabta e Soomaaliya danjire Maxamed Axmed alcuthman ayaa guddoonsiiyey madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan 10 baabuur.{jcomments off}Baaburtan ayaa isugu...
View ArticleSomali Cable tv: Beesha Biyamaal iyo Xasan Sheekh
Publisert 17. jan. 2016Daawo Video: Garyaqaan Maxamed Abukar Geytanow "Xasan Sheekh wuxuu sugooyaa In Biimaal Looga adkaado dagaalada gobolka Sh.hoose"{youtube}prCmVqQDfts{/youtube}{jcomments off}
View ArticleCiidanka nabadgaliyada Jubaland oo shir loo qabtay iyo Shirka madasha aayaha...
Kismaayo (afdheer) Xaflad lagu qabtay Kismaayo ayuu madaxweynaha Jubaland ku ammaanay ciidanka nabadgaliyada Jubaland.Madaxweynaha Jubaland oo xafladaas ka hadlay ayaa ammaanay ciidanka nabadgaliyada...
View ArticleDhismaha maamul goboleedka Shabeele oo muran ka taagan yahay
Baladweyne (afdheer) Gobolka Hiiraan wuxuu ka kooban yahay 5 degmo oo kala ah:1. Baledweyne2. Matabaan3. Jalalaqsi4. Buuloburde5. Maxaas.Gobolka Hiiraan iyo gobolka Shabeelaha dhexe ayaa loo...
View ArticleHadallo laga jeediyeye Baydhabo+ VIDEO
Xaflad loo dhigay caleemasaarka baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya ayey madaxda Soomaaliya iyo beesha caalamka ka jeediyeen khudbado.{youtube}8-yLNQ1j_3U{/youtube}{jcomments off}
View ArticleCOD: Wareysi C/Weli Gaas Puntland Ma Aqbalin 4.5
Madaxweynaha Puntland waxa uu sheegay in Puntland aysan aqbalin in aqalka hosoe ee baarlamanka lagu soo dhiso nidaamka 4.5.Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa...
View ArticleOGEYSIIS: Shir lagu dhageysan doono warbixin jaamacadda Kismaayo oo Oslo ka...
Soomaalida reer Norway gaar ahaan Oslo iyo agagaaraheeda waxaa la ogeysiinayaa in shir muhiim ah ka dhici doono Oslo galabnimada 24.01.2016 saacaddaha shirku socon doono waa 14:30 ilaa 17:30Shirkaas...
View ArticleKismaayo oo laga xusay maalintii la qoray afsoomaaliga.
Kismaayo (afdheer) Xaflad lagu qabtay Wasaarada arrimaha bulshada ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa looga hadlay maalinta afsoomaaliga la qoray.Maanta oo kale 1973dii ayuu allaha u naxariistee...
View Article